{"id":149913,"date":"2020-09-02T22:03:25","date_gmt":"2020-09-02T19:03:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149913"},"modified":"2020-09-02T22:04:36","modified_gmt":"2020-09-02T19:04:36","slug":"maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda &amp; Horumarka (UPD), mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hoygiisa uu ka degan yahay Muqdisho kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland iyo wafdiga uu hogaaminayo ee booqashada ku jooga caasimada dalka.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh iyo Mas\u2019uuliyiin culus oo ka tirsan xisbiyada mucaaridka ayaa soo dhaweynta kadib kulan gaar ah la qatay madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni oo Muqdisho u jooga is-afgarad laga gaaro arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Kulankaasi ayaa waxa qeyb ka ahaa guddoomiyaha xisbiga Horu-socod Qaran mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran mudane xidlhibaan Suleyman Maxamuud Xaashi, hogaamiyaha xisbiga Wadajir Party mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame, guddoomiyaha xisbiga Kulan mudane Maxamed Cabdiriaxmaan Siiri iyo masuuliyiin kale oo Madasha Xisbiyada Qaran ka tirsan.<\/p>\n<p>waxa kulankaasi diirada lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo kala aragti duwanaanta ku aadan nooca doorasho ee dalka ka qabsoomeysa, maadama la fahamsan yahay in meesha laga saarayo heshiiskii Dhuusamareeb 3.<\/p>\n<p>Senator Ilyaas Xasan Cali oo ka tirsan Madasha ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku yiri \u201cWaxaa kulan wada tashi ah yeeshey Masuuliinta Madasha Xisbiyada Qaran iyo Madaxweynaha Puntland, kaas oo looga arinsanaayey mowqifka Madasha iyo Arimaha Doorashada 2020\/2021.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale xildhibaan Mahad Salaad ayaa kulankan ku macneeyey inuu billow u yahay shirar siyaasadeed oo looga arinsanayo arimaha doorashooyinka dalka 2020\/2021.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa daba socda kulamo gooni-gooni ah oo madaxweynaha Puntland ka bilaabay magaalada Muqdisho, tan iyo markii uu soo gaaray.<\/p>\n<p>Waxaana lagu wadaa in heshiis cusub oo badeli doona midkii Dhuusamareeb uu kasoo baxo kulamada wada-tashi ee ka bilaabanaya Muqdisho, kuwaasi oo si gaar ah ay fooda isku dari doonaan Axmed Madoobe, Deni iyo Farmaajo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149915\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118763924_3299270016833895_3060293766810281871_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118763924_3299270016833895_3060293766810281871_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118763924_3299270016833895_3060293766810281871_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118763924_3299270016833895_3060293766810281871_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118763924_3299270016833895_3060293766810281871_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118763924_3299270016833895_3060293766810281871_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149916\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764321_3299270180167212_2955925776236558478_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764321_3299270180167212_2955925776236558478_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764321_3299270180167212_2955925776236558478_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764321_3299270180167212_2955925776236558478_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764321_3299270180167212_2955925776236558478_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764321_3299270180167212_2955925776236558478_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149917\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764785_3299269923500571_1853202602072675299_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764785_3299269923500571_1853202602072675299_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764785_3299269923500571_1853202602072675299_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764785_3299269923500571_1853202602072675299_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764785_3299269923500571_1853202602072675299_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764785_3299269923500571_1853202602072675299_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149918\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764900_3299269670167263_6691396265889626327_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764900_3299269670167263_6691396265889626327_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764900_3299269670167263_6691396265889626327_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764900_3299269670167263_6691396265889626327_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764900_3299269670167263_6691396265889626327_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118764900_3299269670167263_6691396265889626327_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149919\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149920\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766183_3299269773500586_2666725577765033083_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766183_3299269773500586_2666725577765033083_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766183_3299269773500586_2666725577765033083_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766183_3299269773500586_2666725577765033083_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766183_3299269773500586_2666725577765033083_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766183_3299269773500586_2666725577765033083_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda &amp; Horumarka (UPD), mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hoygiisa uu ka degan yahay Muqdisho kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland iyo wafdiga uu hogaaminayo ee booqashada ku jooga caasimada dalka. Xasan Sheekh iyo Mas\u2019uuliyiin culus oo ka tirsan xisbiyada mucaaridka ayaa soo dhaweynta kadib kulan gaar ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda &amp; Horumarka (UPD), mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hoygiisa uu ka degan yahay Muqdisho kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland iyo wafdiga uu hogaaminayo ee booqashada ku jooga caasimada dalka. Xasan Sheekh iyo Mas\u2019uuliyiin culus oo ka tirsan xisbiyada mucaaridka ayaa soo dhaweynta kadib kulan gaar ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-02T19:03:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-02T19:04:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/\",\"name\":\"Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-02T19:03:25+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-02T19:04:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda &amp; Horumarka (UPD), mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hoygiisa uu ka degan yahay Muqdisho kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland iyo wafdiga uu hogaaminayo ee booqashada ku jooga caasimada dalka. Xasan Sheekh iyo Mas\u2019uuliyiin culus oo ka tirsan xisbiyada mucaaridka ayaa soo dhaweynta kadib kulan gaar ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-02T19:03:25+00:00","article_modified_time":"2020-09-02T19:04:36+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/","name":"Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg","datePublished":"2020-09-02T19:03:25+00:00","dateModified":"2020-09-02T19:04:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118766150_3299270703500493_188184599705944091_n.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-xasan-deni-shariif-xasan-iyo-cc-shakuur-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxay kawada hadleen Xasan, Deni, Shariif Xasan iyo CC Shakuur + Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149913"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149913"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149922,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149913\/revisions\/149922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}