{"id":149923,"date":"2020-09-02T22:08:45","date_gmt":"2020-09-02T19:08:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149923"},"modified":"2020-09-02T22:08:45","modified_gmt":"2020-09-02T19:08:45","slug":"yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p>Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay uga hadashay kulamadii uu safiirka Mareykanka Donald Yamamoto shalay la yeeshay madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, iyo kii maanta ee madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Qoraalka safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in danjire Yamamoto uu Axmed Madoobe iyo Saciid Deni kala hadlay sidii loo dhameystiri lahaa heshiiskii Dhuusamareeb 3, loona hirgelin lahaa.<\/p>\n<p>\u201cSafaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxay shalay la kulantay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni. Waxay ku kalsoon tahay in labadan siyaasi ay Villa Somalia kala shaqeyn doonaan dhameystirka iyo fulinta heshiiskii Dhuusamareeb 3. Soomaaliya waxay u baahan tahay heshiis iyo tanaasul. Waxaa la joogaa xilligii ay hogaamiyayaasha muujin lahaayeen xikmad,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka safaaradda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149924\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-2.png\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"581\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-2.png 563w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-2-291x300.png 291w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-2-407x420.png 407w\" sizes=\"(max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><\/p>\n<p>Safaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in danjire Yamamoto uu maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo sidoo kale looga hadlay heshiiskii Dhuusamareeb 3.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa na dhiiri geliyey in saamileyda siyaasadda Soomaaliya ay raadinayaan tanaasul si waqtigiisa loogu hirgeliyo heshiiska Dhuusamareeb 3,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Safiirka Mareykanka ayaa la rumeysan yahay inuu ka dambeeyo in Axmed Madoobe iyo Saciid deni ay yimaadaan Muqdisho, si heshiis buuxa looga gaaro arrimaha doorashada Soomaaliya, kadib markii ay diideen heshiiskii Dhuusamareeb 3.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay uga hadashay kulamadii uu safiirka Mareykanka Donald Yamamoto shalay la yeeshay madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, iyo kii maanta ee madaxweyne Xasan Sheekh. Qoraalka safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in danjire Yamamoto uu Axmed Madoobe iyo Saciid Deni kala hadlay sidii loo dhameystiri lahaa heshiiskii Dhuusamareeb 3, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay uga hadashay kulamadii uu safiirka Mareykanka Donald Yamamoto shalay la yeeshay madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, iyo kii maanta ee madaxweyne Xasan Sheekh. Qoraalka safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in danjire Yamamoto uu Axmed Madoobe iyo Saciid Deni kala hadlay sidii loo dhameystiri lahaa heshiiskii Dhuusamareeb 3, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-02T19:08:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xaqiiq.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"784\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"698\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/\",\"name\":\"Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xaqiiq.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-02T19:08:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xaqiiq.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xaqiiq.jpg\",\"width\":784,\"height\":698},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh - Wardoon","og_description":"Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay uga hadashay kulamadii uu safiirka Mareykanka Donald Yamamoto shalay la yeeshay madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, iyo kii maanta ee madaxweyne Xasan Sheekh. Qoraalka safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in danjire Yamamoto uu Axmed Madoobe iyo Saciid Deni kala hadlay sidii loo dhameystiri lahaa heshiiskii Dhuusamareeb 3, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-02T19:08:45+00:00","og_image":[{"width":784,"height":698,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xaqiiq.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/","name":"Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xaqiiq.jpg","datePublished":"2020-09-02T19:08:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xaqiiq.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xaqiiq.jpg","width":784,"height":698},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yamamoto-oo-shaacisay-arrimihii-uu-kala-hadlay-deni-axmed-madoobe-iyo-xasan-sheekh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yamamoto oo shaacisay arrimihii uu kala hadlay Deni, Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149923"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149926,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149923\/revisions\/149926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}