{"id":149934,"date":"2020-09-03T12:04:22","date_gmt":"2020-09-03T09:04:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149934"},"modified":"2020-09-03T12:04:22","modified_gmt":"2020-09-03T09:04:22","slug":"axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149935\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"383\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg 681w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/>Xog ay heshay wardoon ayaa sheegeysa in uu baaqday shirkii xalay lagu waday inuu Muqdisho uga furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Shirka ayaa u baaqday dalab ka yimid Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo madaxtooyada ku war-geliyey in waqti dheeraad ah la siiyo inta uusan furmin shirka ay lagu wado inay la yeeshaan madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa shalay xubnaha beesha caalamka hor dhigay shuruud uu doonayo in la fuliyo in inta uusan furmin shirka, taasi oo ah ciidamada dowladda federaalka laga soo saaro gobolka Gedo ee Jubaland.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay madaxweyne Farmaajo, mana aysan soo bandhigin shuruudda la xiriirta arrinta ciidamada jooga Gedo, waxayna aqbaleen ballantii la qabtay xalay ee ahayd in shirka furmo.<\/p>\n<p>\u201cAxmed Madoobe wuxuu ku dheggan yahay ciidamada dowladda ha laga soo saaro Gedo,\u201d ayuu yiri sarkaal ka tirsan Villa Somalia.<\/p>\n<p>Warar xog ogaal ah oo ay heshay Wardoon ayaa sheegaya in Axmed Madoobe iyo Deni ay ka tashanayaan in shirka ay ka qeyb-galaan, oo arrinta ciidamada Gedo ay halkaas la tagaan iyo inay ku adkeystaan shuruudda la xiriira ciidamada dowladda ee Gedo in la fuliyo kahor shirka.<\/p>\n<p>Shalay Galab ayey aheyd markii Madaxweynaha Jubbaland iyo Taliyaha NISA ay kulan saacado badan qaatay ku yeesheen Muqdisho, iyadoo xogta aan helnay ay sheegeyso in kulankaas looga wada-hadlay arrimaha gobolka Gedo oo ka maqan gacanta Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog ay heshay wardoon ayaa sheegeysa in uu baaqday shirkii xalay lagu waday inuu Muqdisho uga furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland. Shirka ayaa u baaqday dalab ka yimid Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo madaxtooyada ku war-geliyey in waqti dheeraad ah la siiyo inta uusan furmin shirka ay lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149934","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xog ay heshay wardoon ayaa sheegeysa in uu baaqday shirkii xalay lagu waday inuu Muqdisho uga furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland. Shirka ayaa u baaqday dalab ka yimid Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo madaxtooyada ku war-geliyey in waqti dheeraad ah la siiyo inta uusan furmin shirka ay lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-03T09:04:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-03T09:04:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg\",\"width\":681,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo - Wardoon","og_description":"Xog ay heshay wardoon ayaa sheegeysa in uu baaqday shirkii xalay lagu waday inuu Muqdisho uga furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland. Shirka ayaa u baaqday dalab ka yimid Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo madaxtooyada ku war-geliyey in waqti dheeraad ah la siiyo inta uusan furmin shirka ay lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-03T09:04:22+00:00","og_image":[{"width":681,"height":383,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/","name":"Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg","datePublished":"2020-09-03T09:04:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe.jpg","width":681,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-sharuud-adag-kuxiray-lakulanka-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo sharuud adag kuxiray lakulanka Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149934"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149934"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149936,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149934\/revisions\/149936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}