{"id":149940,"date":"2020-09-03T12:13:25","date_gmt":"2020-09-03T09:13:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149940"},"modified":"2020-09-03T12:13:25","modified_gmt":"2020-09-03T09:13:25","slug":"daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149941\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png\" alt=\"\" width=\"617\" height=\"472\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png 617w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3-300x229.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3-80x60.png 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3-549x420.png 549w\" sizes=\"(max-width: 617px) 100vw, 617px\" \/>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo u warramayey wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed iyo is mari-waaga ka taagan heshiiskii lagu gaaray magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Cumar Filish ayaa tilmaamay in heshiiskaasi kadib ay ogolaadeen inay la fariistaan saamileyda ka hortimid, gaar ahaan Axmed Madoobe iyo Siciid Deni, si xal mideysan looga gaaro arrimaha siyaasadda iyo doorashooyinka soo socda ee 2020 illaa 2021.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho aysan keenin qodob muuqda oo ay ku diidayaan ama ku durayaan heshiiskaasi oo lagu go\u2019aamiyey nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa.<\/p>\n<p>\u201cKuwii ka biyo diiday ee aan ku soo dhoweynay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho runtii ma aynaan keenin qodob muuqda oo ay ku duraan heshiiskaasi, balse inay soo dhoweeyaan waa ka af-gubaadsadeen,\u201d ayuu yiri guddoomiye Cumar Filish.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu rajo ka muujiyey shirka haatan la qorsheynayo inuu ka furmo Muqdisho, kaas oo uu tilmaamay inay ka soo bixi doonaan natiijo waxtar leh, islamarkaana lagu gaari doonio xal mideysan oo lagu wajahayo doorashooyinka 2020\/2021.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee hadalkan ayaa ku soo aadaya, xilli weli xaaladda siyaasadeed ee dalka ay tahay mid cakiran, islamarkaana ay Jubbaland shuruud ku xirtay furitaanka wada-hadallada ka dhacaya magaalada Muqdisho oo lagu waday in xalay ay si rasmi ah u billowdaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/W8QKi3wHvyc\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo u warramayey wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed iyo is mari-waaga ka taagan heshiiskii lagu gaaray magaalada Dhuusamareeb. Cumar Filish ayaa tilmaamay in heshiiskaasi kadib ay ogolaadeen inay la fariistaan saamileyda ka hortimid, gaar ahaan Axmed Madoobe iyo Siciid Deni, si xal mideysan looga gaaro arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo u warramayey wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed iyo is mari-waaga ka taagan heshiiskii lagu gaaray magaalada Dhuusamareeb. Cumar Filish ayaa tilmaamay in heshiiskaasi kadib ay ogolaadeen inay la fariistaan saamileyda ka hortimid, gaar ahaan Axmed Madoobe iyo Siciid Deni, si xal mideysan looga gaaro arrimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-03T09:13:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"617\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"472\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png\",\"datePublished\":\"2020-09-03T09:13:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png\",\"width\":617,\"height\":472},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo u warramayey wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed iyo is mari-waaga ka taagan heshiiskii lagu gaaray magaalada Dhuusamareeb. Cumar Filish ayaa tilmaamay in heshiiskaasi kadib ay ogolaadeen inay la fariistaan saamileyda ka hortimid, gaar ahaan Axmed Madoobe iyo Siciid Deni, si xal mideysan looga gaaro arrimaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-03T09:13:25+00:00","og_image":[{"width":617,"height":472,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/","name":"DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png","datePublished":"2020-09-03T09:13:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-3.png","width":617,"height":472},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-filish-oo-weerar-ku-qaaday-saciid-deni-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cumar Filish oo weerar ku qaaday Saciid Deni iyo Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149940"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149942,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149940\/revisions\/149942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}