{"id":149952,"date":"2020-09-03T12:30:04","date_gmt":"2020-09-03T09:30:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149952"},"modified":"2020-09-03T12:30:04","modified_gmt":"2020-09-03T09:30:04","slug":"amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/","title":{"rendered":"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan   Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149953\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"393\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061-300x184.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061-356x220.jpg 356w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan ayaa heshiis la galay barta muuqaallada baahisa ee Netflix, si ay ugu sameeyaan barnaamijyo kala gedisan, kuwaas oo qaarkood ay iyaguba ka soo muuqan doonaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan diirrada saari doonnaa inaan soo bandhigno xog dadka wax u kordhisa, sidoo kalena rajo gelisa,\u201d ayay yiraahdeen Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan.<\/p>\n<p>\u201cMaadaama aanu nahay waalid horleh, waxaa sidoo kale muhiim noo ah in aan sameyno barnaamijyo dhiiragelin leh oo ka hadlaya qoyska,\u201d ayay hadalkooda raaciyeen.<\/p>\n<p>Madaxa Netflix, Ted Sarandos, ayaa sheegay in ay \u201caad ugu faraxsan yihiin\u201d in lamaahanan boqortooyada ka tirsan ay shirkaddaasi ka dhigeen \u201choygooda hal-abuurka\u201d.<\/p>\n<p>Heshiiska oo sanado socon doona ayaa waxaa qeyb ka ah soo saaridda filimaan koobaan, kuwo taxane ah, barnaamijyo la sii qoray iyo kuwo gaar u ah carruurta.<\/p>\n<p>Arintan ayaa ku soo beegmaysa lix bilood kadib markii amiirka iyo xaaskiisa ay iska wareejiyeen xilkii ay u hayen boqortooyada, kadibna u guureen gobolka California.<\/p>\n<p>Lamaanaha ayaa sheegay in ay \u201cku faraxsan yihiin la shaqeynta Netflix\u201d maadaama ay ka caawin doonto inay macluumaadka la wadaagaan daawadayaasheeda tirada badan.<\/p>\n<p>Sida ay qortay barta Deadline ee ka hadasha filimaanta, hawlaha ay hadda gacanta ku hayaan lamaanaha ayaa waxaa kamid ah \u201cbarnaamij hal-abuur ah iyo taxane sawir-muuqaal ah oo looga hadlayo haweenka hal-doorka ah\u201d.<\/p>\n<p>Lamaanaha ayaa barnaamijyada ay u sameeyaan Netflix waxaa gacan ka siin doona shirkad filimaanta soo saarta oo aan weli la magacaabin.<\/p>\n<p>Amiir Harry ayaa hadda ka soo muuqda filimka Rising Phoenix ee ka hadla ciyaaraha Paralympic-ga.<\/p>\n<p>Meghan ayaa horay ugala shaqeysay shirkadda Disney codeynta filimka Elephant, ee looga hadlay noocyada kala duwan ee xayawaanka.<\/p>\n<p>Heshiiskan ay lamaanaha la galeen Netflix ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan la daabacay buugga Finding Freedom ee ku saabsan noolashooda qoyska Boqortooyada.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay lamaanaha ayaa sheegay in aanay weli wax waraysi ah ka bixin buuggaasi, oo tilmaamay xiisadda ka dhex aloosneyd iyaga iyo xubnaha kale ee qoyska Boqortooyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan ayaa heshiis la galay barta muuqaallada baahisa ee Netflix, si ay ugu sameeyaan barnaamijyo kala gedisan, kuwaas oo qaarkood ay iyaguba ka soo muuqan doonaan. \u201cWaxaan diirrada saari doonnaa inaan soo bandhigno xog dadka wax u kordhisa, sidoo kalena rajo gelisa,\u201d ayay yiraahdeen Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan. \u201cMaadaama aanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan  Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan  Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan ayaa heshiis la galay barta muuqaallada baahisa ee Netflix, si ay ugu sameeyaan barnaamijyo kala gedisan, kuwaas oo qaarkood ay iyaguba ka soo muuqan doonaan. \u201cWaxaan diirrada saari doonnaa inaan soo bandhigno xog dadka wax u kordhisa, sidoo kalena rajo gelisa,\u201d ayay yiraahdeen Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan. \u201cMaadaama aanu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-03T09:30:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/\",\"name\":\"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-03T09:30:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg\",\"width\":640,\"height\":393},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan  Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan  Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix - Wardoon","og_description":"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan ayaa heshiis la galay barta muuqaallada baahisa ee Netflix, si ay ugu sameeyaan barnaamijyo kala gedisan, kuwaas oo qaarkood ay iyaguba ka soo muuqan doonaan. \u201cWaxaan diirrada saari doonnaa inaan soo bandhigno xog dadka wax u kordhisa, sidoo kalena rajo gelisa,\u201d ayay yiraahdeen Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan. \u201cMaadaama aanu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-03T09:30:04+00:00","og_image":[{"width":640,"height":393,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/","name":"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg","datePublished":"2020-09-03T09:30:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/101640785_hi046912061.jpg","width":640,"height":393},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-harry-iyo-xaaskiisa-meghan-oo-filimaan-ku-soo-bandhigi-doona-netflix\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan Oo Filimaan Ku Soo Bandhigi Doona Netflix"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149952"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149954,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149952\/revisions\/149954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}