{"id":150227,"date":"2020-09-10T11:39:38","date_gmt":"2020-09-10T08:39:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150227"},"modified":"2020-09-10T11:39:38","modified_gmt":"2020-09-10T08:39:38","slug":"cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","title":{"rendered":"Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150228\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg\" alt=\"\" width=\"1495\" height=\"1016\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg 1495w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato-300x204.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato-1024x696.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato-768x522.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato-696x473.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato-1068x726.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato-618x420.jpg 618w\" sizes=\"(max-width: 1495px) 100vw, 1495px\" \/>Cabdirisaaq Xuseen Aadan (Caato) ayaa markale loo magacaabay xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha, kadib warqad ka soo baxday xafiiska ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).<\/p>\n<p>Sii hayaha Ra\u2019iisul wasaaraha dalka ayaa sidoo kale xil kii ka qaaday xoghayihii hore Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye oo xil kaasi hayey muddo 40 cisho ah, kadib markii la eryey Cabdirsaaq Caato oo hadane markii labaad loo soo magacaabay xil kan.<\/p>\n<p>Caato oo muddo todobaad ka yar hayey xil kaasi ayaa sababta markii hore looga qaaday waxa ay aheyd xad-gudub lagula kacay Yaxye Cali Hareeri oo ka mid ah raggii sida aadka ah ugu dhawaa Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee la eryey, Mudane Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Tan iyo markaasi waxaa jahwareer xoogan ka taagnaa xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha oo is-bedal deg-deg ah uu ku yimid markii la riday Khayre, waxaana isla habeenkii ku simaha loo magacaabay Mahdi Guuleed uu xil kii ka qaaday Axmed Nuur Maxamed Cabdi oo ahaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiskaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa shaqada ka tegay inta badan raggii aadka ugu dhowaan Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo uu ka mid ahaa Cali Nuur Salaad.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee lama oga sababta rasmiga ah ee hadda keentay in xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha loogu celiyo Cabdirisaaq Caato, balse sida ay horey u baahisay Wardoon Caato wax shaqo kuma laheyn amarka ahaa in baabuurta aan xabadda karin dib loo soo celiyo, islamarkaana uu bixiyey sii-hayaha ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdirisaaq Xuseen Aadan (Caato) ayaa markale loo magacaabay xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha, kadib warqad ka soo baxday xafiiska ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar). Sii hayaha Ra\u2019iisul wasaaraha dalka ayaa sidoo kale xil kii ka qaaday xoghayihii hore Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye oo xil kaasi hayey muddo 40 cisho ah, kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150228,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150227","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdirisaaq Xuseen Aadan (Caato) ayaa markale loo magacaabay xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha, kadib warqad ka soo baxday xafiiska ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar). Sii hayaha Ra\u2019iisul wasaaraha dalka ayaa sidoo kale xil kii ka qaaday xoghayihii hore Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye oo xil kaasi hayey muddo 40 cisho ah, kadib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-10T08:39:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1016\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\",\"name\":\"Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-10T08:39:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg\",\"width\":1495,\"height\":1016},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha - Wardoon","og_description":"Cabdirisaaq Xuseen Aadan (Caato) ayaa markale loo magacaabay xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha, kadib warqad ka soo baxday xafiiska ku simaha Ra\u2019iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar). Sii hayaha Ra\u2019iisul wasaaraha dalka ayaa sidoo kale xil kii ka qaaday xoghayihii hore Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye oo xil kaasi hayey muddo 40 cisho ah, kadib [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-10T08:39:38+00:00","og_image":[{"width":1495,"height":1016,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/","name":"Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg","datePublished":"2020-09-10T08:39:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Caato.jpg","width":1495,"height":1016},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-caato-oo-loo-magacaabay-xoghayaha-xafiiska-raiisul-wasaaraha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdirisaaq Caato oo loo magacaabay xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150227"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150227"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150229,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150227\/revisions\/150229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}