{"id":150278,"date":"2020-09-11T16:24:48","date_gmt":"2020-09-11T13:24:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150278"},"modified":"2020-09-11T16:24:48","modified_gmt":"2020-09-11T13:24:48","slug":"qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150279\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"445\" \/>Wararka laga helayo Magaalada Kismayao ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax weyn uu ka dhacay Magaalada Kismaayo, kaas oo laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaaladas.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa Ruux isku soo xiray jaakad ay qarax ku xiran yihiin uu isku qarxiyay iridda hore ee masjid ku yaalo Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawaca, waxaana inta la xaqiijiyey ku dhimatay illaa 2 qof halka dhaawaca uu gaarayo ku dhawaad 20 qof.<\/p>\n<p>Masjidka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku dukanayey mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland, wuxuuna qaraxa dhacay markii Salaada laga soo baxay kadib.<\/p>\n<p>Warar ayaa sheegaya in bartilmaameedka qaraxa uu ahaa Gudoomiyaha rugta ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin kaasoo la sheegay inuu soo gaaray dhaawac aad halis u ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa qaraxa ku dhaawacmay askar ka tirsan ilaalada Guddoomiyaha iyo sidoo kale dad shacab ah oo kasoo baxay salaaddii Jimcaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magaalada Kismayao ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax weyn uu ka dhacay Magaalada Kismaayo, kaas oo laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaaladas. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa Ruux isku soo xiray jaakad ay qarax ku xiran yihiin uu isku qarxiyay iridda hore ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo Magaalada Kismayao ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax weyn uu ka dhacay Magaalada Kismaayo, kaas oo laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaaladas. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa Ruux isku soo xiray jaakad ay qarax ku xiran yihiin uu isku qarxiyay iridda hore ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-11T13:24:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/\",\"name\":\"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif\",\"datePublished\":\"2020-09-11T13:24:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo Magaalada Kismayao ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax weyn uu ka dhacay Magaalada Kismaayo, kaas oo laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaaladas. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa Ruux isku soo xiray jaakad ay qarax ku xiran yihiin uu isku qarxiyay iridda hore ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-11T13:24:48+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/","name":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif","datePublished":"2020-09-11T13:24:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/BREAKING-NEWS.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150278"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150278"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150280,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150278\/revisions\/150280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}