{"id":150444,"date":"2020-09-14T20:49:28","date_gmt":"2020-09-14T17:49:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150444"},"modified":"2020-09-15T12:38:42","modified_gmt":"2020-09-15T09:38:42","slug":"guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Muuddeey&#8221;Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo &#8220;+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C\/weli Ibraahim Muudey ayaa si kulul oo adag uga hadlay Sharciga Dembyada Galmada la xiriira oo qaar ka mida xildhibaannada ay dalbadeen in Baarlamaanka lagu soo celiyo, isagoo ku timaamay Gaalnimo iyo Diin ka bax aysan ogolaaneynin in Baarlamaanka looga doodo.<\/p>\n<p>\u201cWasaq waaye, qurun waaye, sharci maaha.. wax uusan islaamka qabin, Datuurka qabin lama keeni karo, Ma shaci gaalo ayaan ku dhaqmeynaa .. maxay tahay waxa aad nagu wadaan..? ood nala daba taagan tihiin\u201dayuu si kulul u yiri C\/weli Muudeey.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muudey oo sii hadlayay ayaa yiri \u201cSheydaan waaye, sharci maaha lamana la keenayo halkan\u2026 Gaalada Sharcigeeda miyaa inta keeneynaa, miyaanan Diin laheyn, islaam ma nihin miyaa, Sharciga Gaalada ninkii ku qanacsan Gaalada ha aado, Gaal ninkii ku qanacsan gurigiisa ha aado hasoo qanciyo, anaga Ilaahey ayaan qancineynaa..\u201d ayuu yiri C\/weli Muudey.<\/p>\n<p>\u201cMas\u2019uuliyiin ayaa tihiin, waajib waxaa idinka saaran shacabka Soomaaliyeed, Gaalo miyaa Xildhibaan u tihiin, sharci gaalo miyaa ku dhaqannaa, gaalada sharcigeeda inta in la keeno maa shacabka ku dhaqeynaa, wixii sharciga Islaamka iyo Dastuurka qabin lama keeni karo Baarlamaanka\u201d<\/p>\n<p>Doodda weyn ayuu ka dhex dhaliyay sharcigan Baarlamaanka, waxaana dhowaan sharcigan horkeentay Baarlamaanka Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Deeqa Yaasiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tCsVTlEEYEg\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C\/weli Ibraahim Muudey ayaa si kulul oo adag uga hadlay Sharciga Dembyada Galmada la xiriira oo qaar ka mida xildhibaannada ay dalbadeen in Baarlamaanka lagu soo celiyo, isagoo ku timaamay Gaalnimo iyo Diin ka bax aysan ogolaaneynin in Baarlamaanka looga doodo. \u201cWasaq waaye, qurun waaye, sharci maaha.. wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150444","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Muuddeey&quot;Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo &quot;+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Muuddeey&quot;Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo &quot;+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C\/weli Ibraahim Muudey ayaa si kulul oo adag uga hadlay Sharciga Dembyada Galmada la xiriira oo qaar ka mida xildhibaannada ay dalbadeen in Baarlamaanka lagu soo celiyo, isagoo ku timaamay Gaalnimo iyo Diin ka bax aysan ogolaaneynin in Baarlamaanka looga doodo. \u201cWasaq waaye, qurun waaye, sharci maaha.. wax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-14T17:49:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-15T09:38:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-24.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"476\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/\",\"name\":\"Guddoomiye Muuddeey\\\"Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo \\\"+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-24.png\",\"datePublished\":\"2020-09-14T17:49:28+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-15T09:38:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-24.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-24.png\",\"width\":648,\"height\":476},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Muuddeey&#8221;Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo &#8220;+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Muuddeey\"Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo \"+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Muuddeey\"Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo \"+VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C\/weli Ibraahim Muudey ayaa si kulul oo adag uga hadlay Sharciga Dembyada Galmada la xiriira oo qaar ka mida xildhibaannada ay dalbadeen in Baarlamaanka lagu soo celiyo, isagoo ku timaamay Gaalnimo iyo Diin ka bax aysan ogolaaneynin in Baarlamaanka looga doodo. \u201cWasaq waaye, qurun waaye, sharci maaha.. wax [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-14T17:49:28+00:00","article_modified_time":"2020-09-15T09:38:42+00:00","og_image":[{"width":648,"height":476,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-24.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/","name":"Guddoomiye Muuddeey\"Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo \"+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-24.png","datePublished":"2020-09-14T17:49:28+00:00","dateModified":"2020-09-15T09:38:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-24.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-24.png","width":648,"height":476},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-muuddeeymeeshaan-sharci-gaalo-lama-keeni-karo-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Muuddeey&#8221;Meeshaan Sharci gaalo lama keeni karo &#8220;+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150444"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150444"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150461,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150444\/revisions\/150461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}