{"id":150447,"date":"2020-09-15T12:08:02","date_gmt":"2020-09-15T09:08:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150447"},"modified":"2020-09-15T12:08:02","modified_gmt":"2020-09-15T09:08:02","slug":"wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Shirka wada-tashiga dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa galay maalintii saddexaad, kaas oo diirada lagu saarayo xaaladda siyaasadda dalka.<\/p>\n<p>Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa wuxuu dhexeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya, shanta Madaxweyne goboleed ee dalka iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Inta badan waxaa laga doodayaa arrimaha doorashooyinka ee 2020 illaa 2021-ka, si xal mideysan looga gaaro.<\/p>\n<p>Sidoo kale arrimaha miiska saaran ee laga wada-hadlayo waxaa ka mid ah mustaqbalka guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, tartanka furan ee xisbiyada, goobaha doorashooyinka, kaalinta dowlad goboleedyada iyo qodobo kale oo xasaasi ah.<br \/>\nWararka waxa ay sheegayaan in shirka la soo xiri doono maalinta beri ah, haddi ay madaxda isla gartaan qodobada laga doodayo, iyaga oo kadib soo saarayo war-murtiyeed ku aadan shirkooda.<\/p>\n<p>Wada-hadallada ka socda magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa ah kuwo aad isha loogu hayo, islamarkaana muhiim u ah in xal looga gaaro doorashooyinka ee soo socda ee 2020\/21.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019haatee xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa ah mid cakiran, welina lama magacaabin Ra\u2019iisul wasaaraha cusub oo loo arko inay muhiim tahay magacaabistiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka wada-tashiga dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa galay maalintii saddexaad, kaas oo diirada lagu saarayo xaaladda siyaasadda dalka. Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa wuxuu dhexeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya, shanta Madaxweyne goboleed ee dalka iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir. Inta badan waxaa laga doodayaa arrimaha doorashooyinka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150246,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150447","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirka wada-tashiga dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa galay maalintii saddexaad, kaas oo diirada lagu saarayo xaaladda siyaasadda dalka. Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa wuxuu dhexeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya, shanta Madaxweyne goboleed ee dalka iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir. Inta badan waxaa laga doodayaa arrimaha doorashooyinka ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-15T09:08:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/56A5621.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"824\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/\",\"name\":\"Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/56A5621.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-15T09:08:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/56A5621.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/56A5621.jpg\",\"width\":1180,\"height\":824},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Shirka wada-tashiga dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa galay maalintii saddexaad, kaas oo diirada lagu saarayo xaaladda siyaasadda dalka. Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa wuxuu dhexeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya, shanta Madaxweyne goboleed ee dalka iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir. Inta badan waxaa laga doodayaa arrimaha doorashooyinka ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-15T09:08:02+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":824,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/56A5621.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/","name":"Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/56A5621.jpg","datePublished":"2020-09-15T09:08:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/56A5621.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/56A5621.jpg","width":1180,"height":824},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyey-shirka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii u dambeeyey shirka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150447"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150447"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150448,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150447\/revisions\/150448"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}