{"id":150449,"date":"2020-09-15T12:12:29","date_gmt":"2020-09-15T09:12:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150449"},"modified":"2020-09-15T12:12:29","modified_gmt":"2020-09-15T09:12:29","slug":"wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/","title":{"rendered":"Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150450\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png\" alt=\"\" width=\"603\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png 603w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku-300x173.png 300w\" sizes=\"(max-width: 603px) 100vw, 603px\" \/>Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliland Saleeban Yuusuf Koore ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus<\/p>\n<p>Saleeban Yuusuf Koore oo ku sugan Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegay in kadib markii baaritaano kala duwan lagu sameeyay laga helay cudurkan, uuna haatan galay xaalad Karantiil ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan markii hore uu isku arkay madax xanuun, qandho farabadan iyo daal, kadibna waxaa la igu sameeyay baaritaano, sidaas ayaana la iiga helay Cudurka\u201d ayuu yiri Wasiirka<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa xaqiijiyey in qaar ka mid ah ilaaladiisa laga helay Cudurka, isla markaana Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool lagu karantiilay.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in isaga iyo ilaaladiisa ay xaaladoodu degan tahay, aysana jirin haatan wax weyn oo ay dareemayaan, isagoo xusay in xaalada karantiilka ah ay ku sii jiri doonaan tan iyo inta ay xaaladoodu ka soo reyneyso.<\/p>\n<p>Cudurka halista ah ee Coronavirus ayaa muddooyinkan faro kulul ku hayey degaanada Somaliland, waxaana faafitaanka cudurkan ee degaanadaas loo aaneynayaa maamulka oo aan talaabooyin adag ka qaadin ka hortaga cudurkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliland Saleeban Yuusuf Koore ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus Saleeban Yuusuf Koore oo ku sugan Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegay in kadib markii baaritaano kala duwan lagu sameeyay laga helay cudurkan, uuna haatan galay xaalad Karantiil ah. \u201cWaxaan markii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150450,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150449","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliland Saleeban Yuusuf Koore ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus Saleeban Yuusuf Koore oo ku sugan Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegay in kadib markii baaritaano kala duwan lagu sameeyay laga helay cudurkan, uuna haatan galay xaalad Karantiil ah. \u201cWaxaan markii hore [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-15T09:12:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"603\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"name\":\"Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png\",\"datePublished\":\"2020-09-15T09:12:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png\",\"width\":603,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus - Wardoon","og_description":"Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliland Saleeban Yuusuf Koore ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus Saleeban Yuusuf Koore oo ku sugan Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegay in kadib markii baaritaano kala duwan lagu sameeyay laga helay cudurkan, uuna haatan galay xaalad Karantiil ah. \u201cWaxaan markii hore [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-15T09:12:29+00:00","og_image":[{"width":603,"height":348,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/","name":"Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png","datePublished":"2020-09-15T09:12:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Hadaan-gadhku.png","width":603,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-warfaafinta-somaliland-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka warfaafinta Somaliland oo laga helay Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150449"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150449"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150451,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150449\/revisions\/150451"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}