{"id":150704,"date":"2020-09-21T12:06:52","date_gmt":"2020-09-21T09:06:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150704"},"modified":"2020-09-21T12:06:52","modified_gmt":"2020-09-21T09:06:52","slug":"dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/","title":{"rendered":"Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150705\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Saaka waxaa degaanka Miirdugul oo kamid ah degaannada hoostaga Magaalada dhuusamareeb uu dagaal culus ku dhex-maray Ciidamada Dowladda iyo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii Ciidamo ka tirsan guutada 15aad qeybta 21aad ee ka howlgasha degaannada Galmudug ay weerar ku qaadeen Bariga degaanka Miirdugul, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab, waxaana dhacay dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Khasaaraha ilaa iyo hadda la xaqiijiyay dagaalka ka dhacay degaanka Miirdugul ee duleedka Dhuusamareeb ayaa waxaa uu yahay geerida askari ka tirsan Ciidamada dowladda, kaas oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Cali Hore halka tiro kale ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda gaar ahaan guutada 15aad qeybta 21aad ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamada ay la wareegeen fariisinki Al-Sabaab sidoo kale ay kusii siqayaan degaano kale.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in weli howlgalka uu socdo, isla markaana ay wadayaan ilaa iyo inta ay deegaannadaas ka saarayaan Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saaka waxaa degaanka Miirdugul oo kamid ah degaannada hoostaga Magaalada dhuusamareeb uu dagaal culus ku dhex-maray Ciidamada Dowladda iyo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii Ciidamo ka tirsan guutada 15aad qeybta 21aad ee ka howlgasha degaannada Galmudug ay weerar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150705,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saaka waxaa degaanka Miirdugul oo kamid ah degaannada hoostaga Magaalada dhuusamareeb uu dagaal culus ku dhex-maray Ciidamada Dowladda iyo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii Ciidamo ka tirsan guutada 15aad qeybta 21aad ee ka howlgasha degaannada Galmudug ay weerar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-21T09:06:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/\",\"name\":\"Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-21T09:06:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul - Wardoon","og_description":"Saaka waxaa degaanka Miirdugul oo kamid ah degaannada hoostaga Magaalada dhuusamareeb uu dagaal culus ku dhex-maray Ciidamada Dowladda iyo xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii Ciidamo ka tirsan guutada 15aad qeybta 21aad ee ka howlgasha degaannada Galmudug ay weerar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-21T09:06:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/","name":"Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg","datePublished":"2020-09-21T09:06:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/wareegitaanka-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xoogan-oo-saakay-kadhacay-degaanka-miirdugul\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xoogan oo saakay kadhacay degaanka Miirdugul"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150704"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150706,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150704\/revisions\/150706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}