{"id":150716,"date":"2020-09-22T11:17:48","date_gmt":"2020-09-22T08:17:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150716"},"modified":"2020-09-22T11:17:48","modified_gmt":"2020-09-22T08:17:48","slug":"kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/","title":{"rendered":"Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150717\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png\" alt=\"\" width=\"644\" height=\"387\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png 644w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle-300x180.png 300w\" sizes=\"(max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/>Ciidamada booliska gobolka Garrisa ee Kenya ayaa gacanta ku dhigay dad Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 12-qof.<\/p>\n<p>Sida uu baahiyay Citizen Tv waxa shaqsiyaadkaasi lasoo qabtay kadib markii laga waayay dukumintiyo muujinaya jinsiyadahooda, xili ay saarnaayen gaari dowladeed.<\/p>\n<p>Telefishanka oo soo xiganaya laamaha amniga ayaa sheegay in ciidamada amnigu ay shaqsiyaadkaasi ka dalbadeen hubinta howlaha ay wadaan, iyaga oo maraya buundada Garissa-Tana, kadibna ay cadaatay inay watan dukuminta aan sax aheyn.<\/p>\n<p>Eedeysanayaashan ayaa waxa loo haysta inaysan sax aheyn aqoonsiga gaariga ay wataan, kaasi oo ay ciidamadu xaqiijiyeen inuu ka diiwaan-gashan yahay wasaaradda horumarinta magaalada Garissa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cSaraakiishu waxay ogaadeen in aqoonsiga la siiyey uu ka duwan yahay midka gaariga dhabta ah, waxay kaloo ogaadeen in gaariga uu ka diiwaan-gashan yahay wasaaradda horumarinta magaalooyinka Garissa\u201d ayey yiraahdeen illo wareedyo dhanka laamaha amnigu.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaneysa xili uu tuhun badan ka jiro dalka Kenya, kaasi oo la xiriira ka ganacsiga dhoofinta dadka, maadama marar hore dad badan lagu dhoofiyey gawaari aan wadan sharciyo sax ah.<\/p>\n<p>Dabayaaqada isbuuci hore unbey aheyd markii ciidamada Kenya ay fashiliyeen kooxo ku howlanaa dhoofinta dadka, isla markaana ay xireen raggii ku howlanaa falkaasi iyo saddex gaari oo ay wateen.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/citizentv.co.ke\/news\/14-somalia-nationals-arrested-aboard-a-gk-vehicle-in-garissa-345506\/\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliska gobolka Garrisa ee Kenya ayaa gacanta ku dhigay dad Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 12-qof. Sida uu baahiyay Citizen Tv waxa shaqsiyaadkaasi lasoo qabtay kadib markii laga waayay dukumintiyo muujinaya jinsiyadahooda, xili ay saarnaayen gaari dowladeed. Telefishanka oo soo xiganaya laamaha amniga ayaa sheegay in ciidamada amnigu ay shaqsiyaadkaasi ka dalbadeen hubinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliska gobolka Garrisa ee Kenya ayaa gacanta ku dhigay dad Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 12-qof. Sida uu baahiyay Citizen Tv waxa shaqsiyaadkaasi lasoo qabtay kadib markii laga waayay dukumintiyo muujinaya jinsiyadahooda, xili ay saarnaayen gaari dowladeed. Telefishanka oo soo xiganaya laamaha amniga ayaa sheegay in ciidamada amnigu ay shaqsiyaadkaasi ka dalbadeen hubinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-22T08:17:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"644\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/\",\"name\":\"Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png\",\"datePublished\":\"2020-09-22T08:17:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png\",\"width\":644,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliska gobolka Garrisa ee Kenya ayaa gacanta ku dhigay dad Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 12-qof. Sida uu baahiyay Citizen Tv waxa shaqsiyaadkaasi lasoo qabtay kadib markii laga waayay dukumintiyo muujinaya jinsiyadahooda, xili ay saarnaayen gaari dowladeed. Telefishanka oo soo xiganaya laamaha amniga ayaa sheegay in ciidamada amnigu ay shaqsiyaadkaasi ka dalbadeen hubinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-22T08:17:48+00:00","og_image":[{"width":644,"height":387,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/","name":"Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png","datePublished":"2020-09-22T08:17:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Part-of-the-12-aliens-arrested-in-Garissa-aboard-a-County-Government-vehicle.png","width":644,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-soomaali-badan-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya Soomaali badan oo xabsiga ladhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150716"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150718,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150716\/revisions\/150718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}