{"id":150858,"date":"2020-09-26T15:18:24","date_gmt":"2020-09-26T12:18:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150858"},"modified":"2020-09-26T15:18:24","modified_gmt":"2020-09-26T12:18:24","slug":"daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Golaha Shacabka oo maanta ka hadlayey kulankii barlamaanka lagu horgeeyey heshiiskii doorashada ayaa eedaymo u jeediyey madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu si toos ah ugu fashilmay hoggaanka dalka, islaamrkaana Saddexdii sano ee lasoo dhaafay Shacabka been loo sheegayay.<\/p>\n<p>Waxa uu ka codsaday madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu horyimaado labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya si wax looga weydiiyo waqtiga la lumay Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu dambayntiina xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa tilmaamay in aan loo baahneyn in baarlamaanka Soomaaliya uu ka taggo isla xisaabtanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jevvJQt8egI\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Golaha Shacabka oo maanta ka hadlayey kulankii barlamaanka lagu horgeeyey heshiiskii doorashada ayaa eedaymo u jeediyey madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu si toos ah ugu fashilmay hoggaanka dalka, islaamrkaana Saddexdii sano ee lasoo dhaafay Shacabka been loo sheegayay. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150858","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Golaha Shacabka oo maanta ka hadlayey kulankii barlamaanka lagu horgeeyey heshiiskii doorashada ayaa eedaymo u jeediyey madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu si toos ah ugu fashilmay hoggaanka dalka, islaamrkaana Saddexdii sano ee lasoo dhaafay Shacabka been loo sheegayay. Waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-26T12:18:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-42.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"666\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"471\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-42.png\",\"datePublished\":\"2020-09-26T12:18:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-42.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-42.png\",\"width\":666,\"height\":471},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Golaha Shacabka oo maanta ka hadlayey kulankii barlamaanka lagu horgeeyey heshiiskii doorashada ayaa eedaymo u jeediyey madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu si toos ah ugu fashilmay hoggaanka dalka, islaamrkaana Saddexdii sano ee lasoo dhaafay Shacabka been loo sheegayay. Waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-26T12:18:24+00:00","og_image":[{"width":666,"height":471,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-42.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/","name":"DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-42.png","datePublished":"2020-09-26T12:18:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-42.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-42.png","width":666,"height":471},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wixii-uu-3-sano-inkirayey-ayuu-aqbalay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Farmaajo wixii uu 3 sano inkirayey ayuu aqbalay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150858"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150858"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150860,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150858\/revisions\/150860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}