{"id":151025,"date":"2020-09-29T00:46:18","date_gmt":"2020-09-28T21:46:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151025"},"modified":"2020-09-29T00:46:18","modified_gmt":"2020-09-28T21:46:18","slug":"liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/","title":{"rendered":"Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151040\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735332-8772311-image-a-18_1601327275852.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"414\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735332-8772311-image-a-18_1601327275852.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735332-8772311-image-a-18_1601327275852-300x196.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/>Liveprool ayaa guul xaraarad leh waxa ay ka gaareen Arsenal oo marti u aheyd , waxa ayana uga talaabsadeen sedex gool iyo hal.<\/p>\n<p>Sheekada ciyaarta : Qeybtii koowaad , Guud ahaan Liverpool ayaa dhan waliba ka wanaagsaneyd waxa ayna Arsenal ku jireen is difaacid waana loo diiday in afka hore u dhaqaaqaan xilli Liveprool ay ciyaarayeen kubad deg-desiimo leh .<\/p>\n<p>Tan iyo daqiiqadii 24-aad , Liverpool sida ay doonaan ayay u maamuleen kubadda waxa ayna Arsenal ku go`doosanaayeen aagooda xilli dagaalka qad dhexe looga guuleystay , waxa ayna fursaddii ugu horeeysay heleen daqiiqadii 24-aad xilligaas oo kubad rogaal celis ah ay qaadeen waxaana ku yimid gool uu dhaliyay Lacazette ka dib kubad uu qalday Robertson waxaana ka soo shaqeeyay Maitland .<\/p>\n<p>Liverpool oo kulankaan soo bandhigtay ciyaar aad u xaraarad badan ma aysan sugin waqti badan waxa ayna heleen goolka bar bar dhaca waxaana dhaliyay Mane daqiiqadii 27-aad ka dib kubad ku celis aheyd oo uu goolhayaha Arsenal ka bad baadiyay Salah .<\/p>\n<p>Liverpool cadaadis xooggan ayay saareen Arsenal waxaana kooxdaas Aretta ku adkaa in kubadda cagtooda ku daahdo horayna u soo jiidaan xilli uu bad baadiyay goolhayahooda gaar ahaan daqiiqadii 32-aad , waxaana jirtay fursad gool oo Liverpool birta kaga dhacday .<\/p>\n<p>Heerka kubad haysashada Liverpool waxa ay gaartay %72, waxaana Arsenal kulankaas ka muuqday taxadar badan iyo in ay u janjeereen dhanka daafaca ah , waxaana dhamaadkii lagu helay gool labaad waxaana ka dhaliyay Robertson daqiiqadii 34-aad, waxaana xusid mudan in Arsenal daqiiqadihii dhamaadka in afka hore u soo dhaqaaqeen waliba u dhawaadeen goosha liverpool .<\/p>\n<p>Waxa ay kooxda.com xuseysaa in halista iyo kubadda Liverpool ay ka socotay dhanka garbaha , waxaana ciyaartooyda Liverpool ka muuqatay rabtaan ah in gool dhalinta laga sugin kaliya weerarka<\/p>\n<p>Qeybta labaad , 5-tii daqiiqii ee hore , Arsenal kubad baasas ah ayay ciyaareysay wa ayna ku dhiiraneysay in afka hore kooxda Klopp gaaraan balse halista Liveprool waxa ay aheyd mid mar waliba taagan .<\/p>\n<p>Arsenal , waa ay ka wacnaaeen qaabkii qeybtii hore xilli daafac ahaan ay wacnaayeen waxaana daqiiqaddii 58-aad gool xaqiiq ahaa ka qasaariyay Lacazetta waxaana ka bad baadiyay goolhayaha Liveprool xilli sahal ay aheyd in uu dhaliyo, waxa ayna Liverool dagaal ugu jireen gool sedexaad .<\/p>\n<p>Arsenal mar kale gool xaqiiq ahaa waxaa ka qasaariyay weeraryahankoda waxaana daqiqiadii 62-aad ka bad baadiyay goolhayaha Liverpool xilli dhamka Klopp-na daqiqiadii 64-aad fusard cajiib aheyd uu ka qasaariyay Mane , waxaana xusid mudan in Arsenal badalkoodii ugu horeeyay ay sameeeyeen daqiiqadii 60-aad xilligaas oo ay soo giliyeen Ceballos oo loo saaray Xhaka .<\/p>\n<p>Arsenal si wacan ayay kubadda isaga difaacayeen qeybtaas labaad balse Liverpool baxsad ayay ahayeen waxaana dilayay go`aanada deg deg ah ay qaadanayee waxa ayna Arsenal daqiiqadii 68-aad soo giliyeen Pepe oo loo saaray Willan , waxaana xigay Lacazette oo isna daqiiqadii 74-aad lagu badalay Nketiah.<\/p>\n<p>Halista Liverpool waxa ay aheyd mid taagan , mar walibana waa laag filan karay gool marka la eego habka weerraka saaxibadda Mane kuwaasi oo mar waliba u soo dhawaanayay goosha kooxdaas, waxa ayan Liverpool badalkooda ugu horeeyay ku soo giliyeen Milner iyo Diogo Jota oo daiiqadihii 79 iyo 80-aad loo saaray Keite iyo Mane .<\/p>\n<p>Liverpool daqiiqadhii geerida cadaadis ayay saareen Arsenal waxaana daqiiqadii 82-aad fursad xaqiiq ahaa ka qasaariyay Jota ka dib baas hadiyad ahaa ee uu ka ka helay Mohamed Salah<\/p>\n<p>Ka dib dhowr fursad oo ay iska cuneen , Liverpool gool sedexaad ayay heleen waxaan daqiqiadii 88-aad ka dhaliyay wiilka reer Portugal ee Jota , waxaana ka muuqday goolkaas qalad dhanka daafaca ah , waxaana xusid mudan in Liveprool ay mudnaayeen goolkaas marka la eego sida ay u maamuleen ciyaarta , waxa uuna tababare Klopp daqiiqadi 90-aad soo giliyay Minamino oo loo saaray Firminho .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151026\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734626-8772311-Andy_Robertson_nipped_in_to_score_Liverpool_s_second_goal_with_a-a-2_1601326814897.jpg\" alt=\"\" width=\"633\" height=\"403\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734626-8772311-Andy_Robertson_nipped_in_to_score_Liverpool_s_second_goal_with_a-a-2_1601326814897.jpg 633w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734626-8772311-Andy_Robertson_nipped_in_to_score_Liverpool_s_second_goal_with_a-a-2_1601326814897-300x191.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 633px) 100vw, 633px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151027\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734634-0-image-a-77_1601325709900.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"542\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734634-0-image-a-77_1601325709900.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734634-0-image-a-77_1601325709900-300x256.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734634-0-image-a-77_1601325709900-491x420.jpg 491w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151028\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734638-0-image-a-62_1601325187812.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"457\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734638-0-image-a-62_1601325187812.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734638-0-image-a-62_1601325187812-300x216.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734638-0-image-a-62_1601325187812-324x235.jpg 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734638-0-image-a-62_1601325187812-583x420.jpg 583w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151029\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734644-8772311-Mane_s_simple_equaliser_after_Mohamed_Salah_s_clever_direct_play-a-14_1601327116001.jpg\" alt=\"\" width=\"633\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734644-8772311-Mane_s_simple_equaliser_after_Mohamed_Salah_s_clever_direct_play-a-14_1601327116001.jpg 633w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734644-8772311-Mane_s_simple_equaliser_after_Mohamed_Salah_s_clever_direct_play-a-14_1601327116001-300x185.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734644-8772311-Mane_s_simple_equaliser_after_Mohamed_Salah_s_clever_direct_play-a-14_1601327116001-356x220.jpg 356w\" sizes=\"(max-width: 633px) 100vw, 633px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151030\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734646-0-image-a-64_1601325194039.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"403\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734646-0-image-a-64_1601325194039.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734646-0-image-a-64_1601325194039-300x191.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151031\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734650-0-image-a-65_1601325198854.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"443\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734650-0-image-a-65_1601325198854.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734650-0-image-a-65_1601325198854-300x210.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734650-0-image-a-65_1601325198854-100x70.jpg 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734650-0-image-a-65_1601325198854-601x420.jpg 601w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151032\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734674-0-image-a-66_1601325201743.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734674-0-image-a-66_1601325201743.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734674-0-image-a-66_1601325201743-300x204.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734674-0-image-a-66_1601325201743-218x150.jpg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734674-0-image-a-66_1601325201743-616x420.jpg 616w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151033\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734676-0-image-a-67_1601325243106.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734676-0-image-a-67_1601325243106.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734676-0-image-a-67_1601325243106-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734676-0-image-a-67_1601325243106-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151034\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734680-0-image-m-76_1601325595284.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"488\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734680-0-image-m-76_1601325595284.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734680-0-image-m-76_1601325595284-300x231.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734680-0-image-m-76_1601325595284-546x420.jpg 546w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151035\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg\" alt=\"\" width=\"633\" height=\"546\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg 633w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118-300x259.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118-534x462.jpg 534w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118-487x420.jpg 487w\" sizes=\"(max-width: 633px) 100vw, 633px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151036\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734700-8772311-Arsenal_manager_Mikel_Arteta_looks_on_in_the_first_half_of_the_P-a-16_1601327165314.jpg\" alt=\"\" width=\"633\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734700-8772311-Arsenal_manager_Mikel_Arteta_looks_on_in_the_first_half_of_the_P-a-16_1601327165314.jpg 633w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734700-8772311-Arsenal_manager_Mikel_Arteta_looks_on_in_the_first_half_of_the_P-a-16_1601327165314-300x215.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734700-8772311-Arsenal_manager_Mikel_Arteta_looks_on_in_the_first_half_of_the_P-a-16_1601327165314-586x420.jpg 586w\" sizes=\"(max-width: 633px) 100vw, 633px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151037\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734702-8772311-Players_from_both_teams_surround_the_referee_after_Mane_s_early_-a-15_1601327144364.jpg\" alt=\"\" width=\"633\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734702-8772311-Players_from_both_teams_surround_the_referee_after_Mane_s_early_-a-15_1601327144364.jpg 633w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734702-8772311-Players_from_both_teams_surround_the_referee_after_Mane_s_early_-a-15_1601327144364-300x202.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734702-8772311-Players_from_both_teams_surround_the_referee_after_Mane_s_early_-a-15_1601327144364-623x420.jpg 623w\" sizes=\"(max-width: 633px) 100vw, 633px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151038\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734734-0-image-a-72_1601325293599.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"423\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734734-0-image-a-72_1601325293599.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734734-0-image-a-72_1601325293599-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734734-0-image-a-72_1601325293599-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151039\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735330-0-image-a-78_1601326255649.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735330-0-image-a-78_1601326255649.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735330-0-image-a-78_1601326255649-300x202.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735330-0-image-a-78_1601326255649-624x420.jpg 624w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151040\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735332-8772311-image-a-18_1601327275852.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"414\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735332-8772311-image-a-18_1601327275852.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735332-8772311-image-a-18_1601327275852-300x196.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151041\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735978-8772311-image-a-19_1601327458213.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"403\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735978-8772311-image-a-19_1601327458213.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33735978-8772311-image-a-19_1601327458213-300x191.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Liveprool ayaa guul xaraarad leh waxa ay ka gaareen Arsenal oo marti u aheyd , waxa ayana uga talaabsadeen sedex gool iyo hal. Sheekada ciyaarta : Qeybtii koowaad , Guud ahaan Liverpool ayaa dhan waliba ka wanaagsaneyd waxa ayna Arsenal ku jireen is difaacid waana loo diiday in afka hore u dhaqaaqaan xilli Liveprool ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151035,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-151025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Liveprool ayaa guul xaraarad leh waxa ay ka gaareen Arsenal oo marti u aheyd , waxa ayana uga talaabsadeen sedex gool iyo hal. Sheekada ciyaarta : Qeybtii koowaad , Guud ahaan Liverpool ayaa dhan waliba ka wanaagsaneyd waxa ayna Arsenal ku jireen is difaacid waana loo diiday in afka hore u dhaqaaqaan xilli Liveprool ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-28T21:46:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"633\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"546\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/\",\"name\":\"Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-28T21:46:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg\",\"width\":633,\"height\":546},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Liveprool ayaa guul xaraarad leh waxa ay ka gaareen Arsenal oo marti u aheyd , waxa ayana uga talaabsadeen sedex gool iyo hal. Sheekada ciyaarta : Qeybtii koowaad , Guud ahaan Liverpool ayaa dhan waliba ka wanaagsaneyd waxa ayna Arsenal ku jireen is difaacid waana loo diiday in afka hore u dhaqaaqaan xilli Liveprool ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-28T21:46:18+00:00","og_image":[{"width":633,"height":546,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/","name":"Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg","datePublished":"2020-09-28T21:46:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/33734692-8772311-Jurgen_Klopp_celebrates_after_Robertson_s_goal_turned_the_game_a-a-17_1601327169118.jpg","width":633,"height":546},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-cashar-u-dhigtay-arsenal-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Arsenal +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151025"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151025"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151042,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151025\/revisions\/151042"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}