{"id":151137,"date":"2020-10-01T19:55:59","date_gmt":"2020-10-01T16:55:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151137"},"modified":"2020-10-01T19:55:59","modified_gmt":"2020-10-01T16:55:59","slug":"xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/","title":{"rendered":"Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya waxaa wali ka socda shir u dhaxeeya Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana shirkan go\u2019aan looga gaari doonaa doorashada waqtiga ay dhaceyso iyo magacaabista guddiyada doorashada.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay Madaxda shirka u socdo ayaa inta badan isku raacay habka loo marayo magacaabista guddiyada doorashada heer federaalka iyo heer maamul goboleed iyo magacaabista guddiga khilaafaadka.<\/p>\n<p>Madaxda shirsan ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa in ay isku raaceen waqtiga ay bilaabanayaan doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee ka dhacaya Dowlad goboleedyada iyo Muqdisho.<\/p>\n<p>Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Madaxda shirka uga socdo Madaxtooyada Soomaaliya in ay isku raaceen Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka federeaalka bilaabato 15-ka October lana soo afjaro 15-ka November.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale Madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ee shirku u socdo isku raaceen in doorashada Xildhibaanada golaha shacabka bilaabato bisha November 2020 ayna socoto ilaa bisha January 2021=ka.<\/p>\n<p>War Murtiyeed ay ku cad yihiin qodabada kasoo baxay heshiisyada ay dooareshada ka gaareen iyo sameynta guddiyada Dooraashada iyo khilaafaadka ayaa la filayaa in gabo gabada shirka kasoo saaraan Madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa maamulada.<\/p>\n<p>is-afgaradkaan dhexmaray labada dhinac wuxuu mugdiga ka saarayaa heshiiskii bartamahii bishii lasoo dhaafay lagu gaaray magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Doorashada la aadi doono waa mid aan ku duwaneyn kuwii hore, waxaa wax lagu qeybsan doonaa nidaamka 4.5, ma jiri doonto in axsaab lagu galo, kaliya waxaa lasoo kordhiyay in laba goobood la dhigo kuraasta iyo sidoo kale in 101 ergo ay soo doorato halkii xildhibaan.<\/p>\n<p>Beesha caalamka ayaa ku riixday hogaamiyayaasha dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe iney ka heshiiyaan marxaladda kala guurka ee dalka uu marayo, waxaana hadda jirta wax badan oo la isku waafaqsan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya waxaa wali ka socda shir u dhaxeeya Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana shirkan go\u2019aan looga gaari doonaa doorashada waqtiga ay dhaceyso iyo magacaabista guddiyada doorashada. Sida aan wararka ku helnay Madaxda shirka u socdo ayaa inta badan isku raacay habka loo marayo magacaabista guddiyada doorashada heer federaalka iyo heer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxtooyada Soomaaliya waxaa wali ka socda shir u dhaxeeya Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana shirkan go\u2019aan looga gaari doonaa doorashada waqtiga ay dhaceyso iyo magacaabista guddiyada doorashada. Sida aan wararka ku helnay Madaxda shirka u socdo ayaa inta badan isku raacay habka loo marayo magacaabista guddiyada doorashada heer federaalka iyo heer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-01T16:55:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/\",\"name\":\"Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-01T16:55:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay - Wardoon","og_description":"Madaxtooyada Soomaaliya waxaa wali ka socda shir u dhaxeeya Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana shirkan go\u2019aan looga gaari doonaa doorashada waqtiga ay dhaceyso iyo magacaabista guddiyada doorashada. Sida aan wararka ku helnay Madaxda shirka u socdo ayaa inta badan isku raacay habka loo marayo magacaabista guddiyada doorashada heer federaalka iyo heer [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-01T16:55:59+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/","name":"Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","datePublished":"2020-10-01T16:55:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-ay-dhacayso-doorashada-aqal-sare-oo-la-go-aamiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiliga ay dhacayso doorashada Aqal sare oo la go aamiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151137"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151137"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151139,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151137\/revisions\/151139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}