{"id":151362,"date":"2020-10-05T00:13:29","date_gmt":"2020-10-04T21:13:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151362"},"modified":"2020-10-05T11:34:39","modified_gmt":"2020-10-05T08:34:39","slug":"daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaa shalay gelinkii dambe abaare 5:30 ka dhacay dhacdo xanuun badan, kadib markii nin hubeysan uu Toorey ku dilay gabar ay kala tageen oo daganeyd xaafadda Siliga Ameerikaanka.<\/p>\n<p>Marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Zamzam Cabdiwaaxid Daahir, waxaana ninka dilay ay ka diiday inay isku laabtaan, sida uu warbaahinta uu sheegay Aabaheed, Cabdiwaaxid Daahir Geelle.<\/p>\n<p>Sidoo kale Amran Abshir Cabdi oo ay dhashay marxuumadda ayaa sheegtay in ninka dilka geystay markii hore loo diiday inuu gudaha u soo galo guriga, balse uu soo jabiyey albaabada, kadibna uu hooyada Mindi kaga dhuftay qeybaha sare ee jirka.<\/p>\n<p>\u201cMarka hore inuu guriga soo galo ayaa loo diiday ninka dilka geystay, basle Aabaabda ayuu soo jebiyay, kadibna waxaa uu afka ka qabtay hooyadey oo fadhida guriga dhexdiisa, isaga oo markii dambe toorey qeybaha sare ee jirka ugu dhuftay Hooyo, anigana waan kasoo cararay goobta.\u201d ayay tiri Amran Abshir Cabdi oo 8 sano jir ah.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in markii dambe gacanta lagu soo dhigay eedeysanaha oo isku dayey inuu goobta ka baxsado.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee marxuumad Zamzam oo 29 jir aheyd ayaa ifka uga tegtay labo caruur ah, iyada oo ninka dilay ay dhowaan kala tageen.<\/p>\n<p>Laamaha ammaanka oo la wareegay kiiskaasi ayaa sidoo kale haatan wada baaritaano dheeraad ah oo ku aadan dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Muddooyinkii dambe ayaa waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanayey falalka argagaxa leh ee ka dhex-dhacaya qoysaska Soomaaliyeed iyo bulshada dhexdeeda.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-151362-1\" width=\"696\" height=\"456\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120889857_356838182299146_4500034083769334822_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120889857_356838182299146_4500034083769334822_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/120889857_356838182299146_4500034083769334822_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaa shalay gelinkii dambe abaare 5:30 ka dhacay dhacdo xanuun badan, kadib markii nin hubeysan uu Toorey ku dilay gabar ay kala tageen oo daganeyd xaafadda Siliga Ameerikaanka. Marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Zamzam Cabdiwaaxid Daahir, waxaana ninka dilay ay ka diiday inay isku laabtaan, sida uu warbaahinta uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaa shalay gelinkii dambe abaare 5:30 ka dhacay dhacdo xanuun badan, kadib markii nin hubeysan uu Toorey ku dilay gabar ay kala tageen oo daganeyd xaafadda Siliga Ameerikaanka. Marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Zamzam Cabdiwaaxid Daahir, waxaana ninka dilay ay ka diiday inay isku laabtaan, sida uu warbaahinta uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-04T21:13:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-05T08:34:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/918e468824da8bd21b8a0968e216a9bc-1024x576.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/918e468824da8bd21b8a0968e216a9bc.png\",\"datePublished\":\"2020-10-04T21:13:29+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-05T08:34:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/918e468824da8bd21b8a0968e216a9bc.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/918e468824da8bd21b8a0968e216a9bc.png\",\"width\":3840,\"height\":2160},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho - Wardoon","og_description":"Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaa shalay gelinkii dambe abaare 5:30 ka dhacay dhacdo xanuun badan, kadib markii nin hubeysan uu Toorey ku dilay gabar ay kala tageen oo daganeyd xaafadda Siliga Ameerikaanka. Marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Zamzam Cabdiwaaxid Daahir, waxaana ninka dilay ay ka diiday inay isku laabtaan, sida uu warbaahinta uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-04T21:13:29+00:00","article_modified_time":"2020-10-05T08:34:39+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/918e468824da8bd21b8a0968e216a9bc-1024x576.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/918e468824da8bd21b8a0968e216a9bc.png","datePublished":"2020-10-04T21:13:29+00:00","dateModified":"2020-10-05T08:34:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/918e468824da8bd21b8a0968e216a9bc.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/918e468824da8bd21b8a0968e216a9bc.png","width":3840,"height":2160},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nin-toorey-ku-dilay-haweeney-ay-kala-tageen-gudaha-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Nin toorey ku dilay haweeney ay kala tageen gudaha Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151362"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151362"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151383,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151362\/revisions\/151383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}