{"id":151552,"date":"2020-10-08T17:46:26","date_gmt":"2020-10-08T14:46:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151552"},"modified":"2020-10-08T17:46:26","modified_gmt":"2020-10-08T14:46:26","slug":"farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151547\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg 675w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhowaaqay in dowladda Soomaaliya ay aa sheer qaran ah u sameyn doonto Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Ku-meelgaarka ahayd ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa ugu horrey waxa uu madaxweynaha ku amray xukuumadda Federaalka Soomaaliya in la magacaabo Guddi Qaran oo ka shaqeeya Aas-Qaran oo loo sameeyo Marxuumka, si loo maamuuso dadaalkii uu ku bixiyey dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo khadka Taleefanka kula xiriiray Marwada Marxuumka Maryan Cabdi Biixi ayaa xusay doorkii uu ka geystay dowladnimada iyo horumarka dalka, taas oo muujineysa hammiga iyo himilada uu u qabay Soomaaliya horumarsan oo la jaan qaadi karta dalalka kale ee caalamka.<\/p>\n<p>\u201cAlle ha u naxariistee Marxuum Cali Khaliif Galeyr waxa uu door muuqda kaga jiraa sooyaalka dalkeenna. Waxa uu noqday Ra\u2019iisul Wasaarihii Dowladdii Kumeel gaarka ahayd ee lagu soo dhisay Carta iyo xilal kale oo uu ugu soo adeegay dalkeenna iyo shacabka Soomaaliyeed si hufan, waddaniyad iyo daacadnimo leh,\u201d ayuu yiri madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumka Alle u weydiiyey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan Dowladda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhowaaqay in dowladda Soomaaliya ay aa sheer qaran ah u sameyn doonto Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Ku-meelgaarka ahayd ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa ugu horrey waxa uu madaxweynaha ku amray xukuumadda Federaalka Soomaaliya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhowaaqay in dowladda Soomaaliya ay aa sheer qaran ah u sameyn doonto Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Ku-meelgaarka ahayd ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa ugu horrey waxa uu madaxweynaha ku amray xukuumadda Federaalka Soomaaliya in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-08T14:46:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\",\"name\":\"Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-08T14:46:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg\",\"width\":675,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhowaaqay in dowladda Soomaaliya ay aa sheer qaran ah u sameyn doonto Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Ku-meelgaarka ahayd ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa ugu horrey waxa uu madaxweynaha ku amray xukuumadda Federaalka Soomaaliya in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-08T14:46:26+00:00","og_image":[{"width":675,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","name":"Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg","datePublished":"2020-10-08T14:46:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg","width":675,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-sheegay-in-aas-qaran-loosameyn-doono-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo sheegay in aas qaran loosameyn doono Marxuum Cali Khaliif Galeyr"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151552"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151553,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151552\/revisions\/151553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}