{"id":151650,"date":"2020-10-12T09:56:24","date_gmt":"2020-10-12T06:56:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151650"},"modified":"2020-10-12T09:56:24","modified_gmt":"2020-10-12T06:56:24","slug":"daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/","title":{"rendered":"Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151651\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/>Ugaaska beesha Mareexaan Ugaas Maxamed-Weli Sheekh Axmed Nuur ayaa aad u amaanay dowladan uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isagoo soo bandhiga sifooyin ay leedahay oo dowladdii dhexe ee Maxamed Siyaad Barre kadib dowlad leh aysan Soomaaliya soo marin, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dowladan oo kale aysan dalka soo marin tii kacaanka ee Maxamed Siyaad uu hoggaaminaayey kadib. Balse uu qirsanyahay inay tabar-darantahay.<\/p>\n<p>Ugaas Maxamed-Weli waxa soo soo tiriyey lix sifo oo sida uu qabo u gaar ah dowladan uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo, kuwaas oo kala ah.<\/p>\n<p>1 \u2013 Seddax sano iyo lix bilood ra\u2019iisul wasaare shaqeeya dowladan ayaa laga arkay.<\/p>\n<p>2 \u2013 Ku dhawaad afar sano dowlad mushaarka si toosa u bixineysay, iyadaa laga arkay.<\/p>\n<p>3 \u2013 Maxamed Siyaad Barre kadib dowlad qab-leh oo ninkii UN-ka wakiilka uga ahaa Soomaaliya subax ceyrisa, iyadaa laga arkay.<\/p>\n<p>4 \u2013 tan iyo burburkii maxaabiistii Soomaaliyeed oo qaarkood laga samray, xaasaskoodiina la guursaday, dowlad wadan kasta ka keentay, iyadaa laga arkay.<\/p>\n<p>5 -30-kii sano ee lasoo dhaafay deyntii caalamku nagu lahaa dowlad qaar laga cafiyey, hadana diyaar loola yahay, iyadaa laga arkay.<\/p>\n<p>6 \u2013 Ciidanka Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre kadib dowlad nidaam u sameysay oo mushaahrka joogto u siineysa, iyadaa laga arkay. \u2018Ayuu yiri Ugaas Maxamed-Weli\u2019.<\/p>\n<p>\u201cDowladani dhibcahaas ayey heysataa, tabarteeda ayaa gaaban, faro-gelinta shisheeyaha, waxaan heynaa sawir Turkiga looga qaaday Gabre iyo Faarax Cabdulqaadir oo shiraya, waad aragtee iyadoo Jabuuti lagu shirayo Gabre oo warqadaha u kala bedelaya wasiirkii arrimaha dibadda dowladii Xasan Sheekh,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugaas Maxamed-Weli oo sii hadlaayey ayaa yiri, \u201cMadaxweynaha iyo maamul goboleedyada markii ay shirayaan Gabre inuu dhex fadhin jiray waad ogtihiin, maantana dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyadeeda kaligoodbaa shira ajanibina uma yimaado.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7fOu454PUHA\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaaska beesha Mareexaan Ugaas Maxamed-Weli Sheekh Axmed Nuur ayaa aad u amaanay dowladan uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isagoo soo bandhiga sifooyin ay leedahay oo dowladdii dhexe ee Maxamed Siyaad Barre kadib dowlad leh aysan Soomaaliya soo marin, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu sheegay in dowladan oo kale aysan dalka soo marin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151651,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ugaaska beesha Mareexaan Ugaas Maxamed-Weli Sheekh Axmed Nuur ayaa aad u amaanay dowladan uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isagoo soo bandhiga sifooyin ay leedahay oo dowladdii dhexe ee Maxamed Siyaad Barre kadib dowlad leh aysan Soomaaliya soo marin, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu sheegay in dowladan oo kale aysan dalka soo marin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-12T06:56:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/\",\"name\":\"Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-12T06:56:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay - Wardoon","og_description":"Ugaaska beesha Mareexaan Ugaas Maxamed-Weli Sheekh Axmed Nuur ayaa aad u amaanay dowladan uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, isagoo soo bandhiga sifooyin ay leedahay oo dowladdii dhexe ee Maxamed Siyaad Barre kadib dowlad leh aysan Soomaaliya soo marin, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu sheegay in dowladan oo kale aysan dalka soo marin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-12T06:56:24+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/","name":"Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg","datePublished":"2020-10-12T06:56:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/ugaas-maxamed-weli.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ugaas-maxamed-weli-oo-beenti-ugu-wayneed-sheegay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Ugaas Maxamed Weli oo beenti ugu wayneed sheegay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151650"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151650"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151652,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151650\/revisions\/151652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151651"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}