{"id":151720,"date":"2020-10-14T11:18:46","date_gmt":"2020-10-14T08:18:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151720"},"modified":"2020-10-14T11:18:46","modified_gmt":"2020-10-14T08:18:46","slug":"xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151721\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"636\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg 636w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1-300x203.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1-621x420.jpg 621w\" sizes=\"(max-width: 636px) 100vw, 636px\" \/>Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa Goordhow ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo lagu magacaabi jiray Cabdikariim Aw Cali Shabeel.<\/p>\n<p>Warar la helayo ayaa sheegaya in Xildhibaan Cabdikariim uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay gudaha Hargeysa, hayeeshee xanuunkii uu haayay u geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah Eheladiisa.<\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland iyo Mas\u2019uuliyiin kale ayaa tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel oo kamid ahaa Golaha Wakiilada Maamulkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoonka Golaha Wakiilada ayaa weli ka hadlin geerida Allaha u naxariistee Marxuum Cabdikariim oo la sheegay inuu maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa Goordhow ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo lagu magacaabi jiray Cabdikariim Aw Cali Shabeel. Warar la helayo ayaa sheegaya in Xildhibaan Cabdikariim uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay gudaha Hargeysa, hayeeshee xanuunkii uu haayay u geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah Eheladiisa. Xildhibaano ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151721,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151720","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa Goordhow ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo lagu magacaabi jiray Cabdikariim Aw Cali Shabeel. Warar la helayo ayaa sheegaya in Xildhibaan Cabdikariim uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay gudaha Hargeysa, hayeeshee xanuunkii uu haayay u geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah Eheladiisa. Xildhibaano ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-14T08:18:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"636\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-14T08:18:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg\",\"width\":636,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday - Wardoon","og_description":"Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa Goordhow ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo lagu magacaabi jiray Cabdikariim Aw Cali Shabeel. Warar la helayo ayaa sheegaya in Xildhibaan Cabdikariim uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay gudaha Hargeysa, hayeeshee xanuunkii uu haayay u geeriyooday, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah Eheladiisa. Xildhibaano ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-14T08:18:46+00:00","og_image":[{"width":636,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/","name":"Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg","datePublished":"2020-10-14T08:18:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-7-4-636x430-1.jpg","width":636,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cabdikariim-aw-cali-shabeel-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel Oo Geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151720"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151720"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151722,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151720\/revisions\/151722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151721"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}