{"id":151770,"date":"2020-10-16T11:40:19","date_gmt":"2020-10-16T08:40:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151770"},"modified":"2020-10-16T11:40:19","modified_gmt":"2020-10-16T08:40:19","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/","title":{"rendered":"Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151771\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"700\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg 959w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n-300x219.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n-768x561.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n-324x235.jpg 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n-696x508.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n-575x420.jpg 575w\" sizes=\"(max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay cawaaqib xukumada ka dhalan karta magacaabis la\u2019aanta xukuumadda federaalka ee laga sugayo ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyey TV-ga Saab, ayaa sheegay in xukuumadda ra\u2019iisul wasaare Rooble aysan hanaanka doorashooyinka waxna ku kordhi karin, waxna ka dhimi karin, balse ay muhiim u tahay<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in doorka uga aaddan uu yahay fududeyn oo kaliya, \u201cHadii wax la qaldayo, wax badan waa la haleyn karaa, laakiin doorka hadda u furan xukuumadda, waa inay fududeeyaan dhismaha wasasradaha ay khuseydo howshaan, si ay uga shaqeeyaan sidii ay doorashadu u dhici laheyd\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo is dul taagay howlaha muhiimka ah ee looga baahanyahay xukuumadda cusub ayaa yiri, \u201cIn la dhiso xukuumad cusub waa sax, balse wasaaradaha qaar kood oo shaqo ku leh howsha socota, dhismahooda waa in la fudeeyo, si doorashadu dhib la\u2019aan ugu dhacdo, oo dadka xasaasiyaadkooda loo ilaalyo, amniga loo sugo, dhaqaalaha ku baxayana loo fududeyn lahaa, laakiin heshiiska doorashadu waa mid siyaasadeed oo la sharciyeeyay, isla markaana meel yaalla.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ka mucaarad ahaan ay mar hore u diyaar-garoobeen doorashada dalka, isla markaana ayba jeclaan lahaayeen in waqtiga loo qabtay ka hor la qabto.<\/p>\n<p>\u201cMarkii la eego mucaaradka diyaar garowgiisa, annagu afartii sano ee lasoo dhaafay wax kaleba kama aanaa shaqeyneyn, waxaan u diyaar garownay doorasho weyn oo qof iyo cod ah inay dalka ka dhacdo, balse hadii loo noqonayo tii 2016-kii, waaba ka fududahay taan fileynay inay dhici doonto, marka wararka dhahaya mucaaradku diyaar uma ahan doorasho, waxba kama jiraan\u201d ayuu yiri madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/W0oon3SN-Do\" width=\"860\" height=\"484\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay cawaaqib xukumada ka dhalan karta magacaabis la\u2019aanta xukuumadda federaalka ee laga sugayo ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyey TV-ga Saab, ayaa sheegay in xukuumadda ra\u2019iisul wasaare Rooble aysan hanaanka doorashooyinka waxna ku kordhi karin, waxna ka dhimi karin, balse ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151771,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151770","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay cawaaqib xukumada ka dhalan karta magacaabis la\u2019aanta xukuumadda federaalka ee laga sugayo ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyey TV-ga Saab, ayaa sheegay in xukuumadda ra\u2019iisul wasaare Rooble aysan hanaanka doorashooyinka waxna ku kordhi karin, waxna ka dhimi karin, balse ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-16T08:40:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"959\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/\",\"name\":\"Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-16T08:40:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg\",\"width\":959,\"height\":700},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay cawaaqib xukumada ka dhalan karta magacaabis la\u2019aanta xukuumadda federaalka ee laga sugayo ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyey TV-ga Saab, ayaa sheegay in xukuumadda ra\u2019iisul wasaare Rooble aysan hanaanka doorashooyinka waxna ku kordhi karin, waxna ka dhimi karin, balse ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-16T08:40:19+00:00","og_image":[{"width":959,"height":700,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/","name":"Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg","datePublished":"2020-10-16T08:40:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/81419489_2701125713314998_1420768326748995584_n.jpg","width":959,"height":700},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-kadigay-golaha-wasiirada-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Xasan Sheekh oo kadigay golaha wasiirada cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151770"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151772,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151770\/revisions\/151772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}