{"id":151773,"date":"2020-10-16T22:21:13","date_gmt":"2020-10-16T19:21:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151773"},"modified":"2020-10-16T22:21:13","modified_gmt":"2020-10-16T19:21:13","slug":"cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/","title":{"rendered":"Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151775\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Madaxweynahii hore Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa bulshada reer Hiiraan ugu baaqay iney dhistaan maamul u gaar ah oo ay ku gor-gortamaan kadib qoraal uu kusoo qoray bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Masuulkaan siyaasadeed wuxuu ku baaqay in Beledweyn laga bilaabo howlaha ka socda magaalada Jowhar, wuxuuna si gaar ah ula hadlay beesha Xawaadle uu ku dhiirigaliyay iney ka hor tagaan waxa uu ugu yeeray fowdada.<\/p>\n<p>Wuxuu aaminsan yahay in Dowladda Federaalka, urur goboleedka IGAD iyo midowga afrikaba ay soo faragalin doonaan xaaladda marka ay qaataan go\u2019aan ku aadan iney iskood wax u qabsadaan.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAALKA CALI COSOBLE:<\/strong><\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku talinayaa howsha Jowhar ka socota mid la mid ah in Baladweyne laga bilaabo. Baarlamaanka Hirshabeelle ha la xulo, madaxweyne iyo ku xigeenna ha la doorto Baladweyne ha ku shaqeeyaan. Xaq baad u leedihiin, cid idinka hor istaagi karta ma jirto. Intaa markaad sameysaan ayey DFS, IGAD, AU iyo bulshda caalamka idin dhageysan doonaan. Abgaal reer Baladweyne ah waa idinla joogaan ee ka dhigta madaxweyne ku xigeen, beelaha kale dhamaantoodna waa reer Hiiraan. Xawaadlow ogaada waa la idin riix riixayaa si la idiin tijaabiyo. Ha ku dhicina imtixaanka. Qaniinyo qaniinyaa kaa fujisa. Fowdana waa laga hortagaa ee lama sugo. Ma jecleyn inaan sidaan ku taliyo balse waxaa ii muuqata talo kale oo idiin furan ineysan jirin. Dhista Hirshabeelle la mid ah midda ay reer Jowhar dhisanayaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151774\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-19.png\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"342\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-19.png 600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-19-300x171.png 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa bulshada reer Hiiraan ugu baaqay iney dhistaan maamul u gaar ah oo ay ku gor-gortamaan kadib qoraal uu kusoo qoray bartiisa Facebook. Masuulkaan siyaasadeed wuxuu ku baaqay in Beledweyn laga bilaabo howlaha ka socda magaalada Jowhar, wuxuuna si gaar ah ula hadlay beesha Xawaadle uu ku dhiirigaliyay iney [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynahii hore Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa bulshada reer Hiiraan ugu baaqay iney dhistaan maamul u gaar ah oo ay ku gor-gortamaan kadib qoraal uu kusoo qoray bartiisa Facebook. Masuulkaan siyaasadeed wuxuu ku baaqay in Beledweyn laga bilaabo howlaha ka socda magaalada Jowhar, wuxuuna si gaar ah ula hadlay beesha Xawaadle uu ku dhiirigaliyay iney [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-16T19:21:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/\",\"name\":\"Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-16T19:21:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn - Wardoon","og_description":"Madaxweynahii hore Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa bulshada reer Hiiraan ugu baaqay iney dhistaan maamul u gaar ah oo ay ku gor-gortamaan kadib qoraal uu kusoo qoray bartiisa Facebook. Masuulkaan siyaasadeed wuxuu ku baaqay in Beledweyn laga bilaabo howlaha ka socda magaalada Jowhar, wuxuuna si gaar ah ula hadlay beesha Xawaadle uu ku dhiirigaliyay iney [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-16T19:21:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/","name":"Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg","datePublished":"2020-10-16T19:21:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cosoble-2.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-cosoble-oo-reer-hiiraan-ugu-baaqay-inay-maamul-gooni-ah-samaystaayn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Cosoble oo reer Hiiraan ugu baaqay inay maamul gooni ah samaystaayn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151773"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151776,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151773\/revisions\/151776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}