{"id":151783,"date":"2020-10-17T11:28:51","date_gmt":"2020-10-17T08:28:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151783"},"modified":"2020-10-17T11:28:51","modified_gmt":"2020-10-17T08:28:51","slug":"daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151785\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM-1.png\" alt=\"\" width=\"1188\" height=\"756\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM-1.png 1188w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM-1-300x191.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM-1-1024x652.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM-1-768x489.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM-1-696x443.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM-1-1068x680.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM-1-660x420.png 660w\" sizes=\"(max-width: 1188px) 100vw, 1188px\" \/>Ciidamada Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa xalay gurigiisa magaalada Muqdisho kasoo xiray ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan, oo ka mid ah shaqsiyaadka ugu taajirsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, Xaaji Abuukar Cumar Cadaan ayaa waxaa lagu eedeeyey taageero Al-Shabaab iyo dhiiri-gelinta rabshadaha iyo qaraxyada.<\/p>\n<p>Xaaji Abuukar Cumar Cadaan ayaa wareysi uu Jimcihii siiyey Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, waxa uu si cad ugu sheegay inuu taageersan yahay mabda\u2019a ay ku taagan yihiin Al-Shabaab iyo in la baabi\u2019iyo \u201cgaalada\u201d Xalane ku jirta.<\/p>\n<p>\u201cWeligey nin siyaasi ah wax gaar ah lama qabsan, dan gaar ahna kama lihi, Shabaab mabda\u2019a ay ku taagan yihiin, oo ay jidka ugu jiraan waan teegeersanahay, been sheege nacallaaa ku yaalla, in gaaladan gaafuurada weyn leh ee Xalane ku jirta la baaba\u2019sho waan rabaa, iyo waxa la socda, aniga been kuu sheegi maa, cidna ka baqi maa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Mar la weydiiyey su\u2019aal ay ahayd qaraxyada ma ku taageersan tahay, waxa uu yiri \u201cqaraxyada waxay ula jeedaan ayagaa og he, waa la weydiihaa qof kasta camalka ay sameyso.\u201d<\/p>\n<p>Abuukar Cumar Cadaan ayaa sidoo kale sheegay in dalka ay haystaan \u201cnimanka Xalane fadhiya,\u201d balse waxa uu yiri \u201csii haysan maayaan Insha Allah.\u201d<\/p>\n<p>Wareysiga Idaacadda Kulmiye oo ahaa goos-goos ah ayaa la filayaa in si rasmi ah loo sii daayo maanta oo Sabti ah.<\/p>\n<p>Xarigan ayaa imanaya ayada oo sidoo kale ciidamada NISA ay ku dhowaan saddex toddobaad ka hor xireen tobaneeyo ganacsato oo uu ku jiro Xaaji Maxamuud Cumar Cadaan oo la dashay ganacsade Abuukar Cumar Cadaan.<\/p>\n<p>Sababta loo xiray ganacsatadan ayaa lagu sheegay inay la xariirto macaamil dhex maray iyaga iyo Al-Shabaab, waxaana weli ay ku jiraan xabsiga, ayaga oo cadaalad u doonta maxkamad Al-Shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aInc2lsPgP4\" width=\"860\" height=\"484\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa xalay gurigiisa magaalada Muqdisho kasoo xiray ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan, oo ka mid ah shaqsiyaadka ugu taajirsan Soomaaliya. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, Xaaji Abuukar Cumar Cadaan ayaa waxaa lagu eedeeyey taageero Al-Shabaab iyo dhiiri-gelinta rabshadaha iyo qaraxyada. Xaaji Abuukar Cumar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151784,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa xalay gurigiisa magaalada Muqdisho kasoo xiray ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan, oo ka mid ah shaqsiyaadka ugu taajirsan Soomaaliya. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, Xaaji Abuukar Cumar Cadaan ayaa waxaa lagu eedeeyey taageero Al-Shabaab iyo dhiiri-gelinta rabshadaha iyo qaraxyada. Xaaji Abuukar Cumar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-17T08:28:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1188\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"756\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM.png\",\"datePublished\":\"2020-10-17T08:28:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM.png\",\"width\":1188,\"height\":756},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray - Wardoon","og_description":"Ciidamada Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa xalay gurigiisa magaalada Muqdisho kasoo xiray ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan, oo ka mid ah shaqsiyaadka ugu taajirsan Soomaaliya. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, Xaaji Abuukar Cumar Cadaan ayaa waxaa lagu eedeeyey taageero Al-Shabaab iyo dhiiri-gelinta rabshadaha iyo qaraxyada. Xaaji Abuukar Cumar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-17T08:28:51+00:00","og_image":[{"width":1188,"height":756,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/","name":"DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM.png","datePublished":"2020-10-17T08:28:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Screen-Shot-2020-10-16-at-8.50.14-PM.png","width":1188,"height":756},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaaji-abuukar-cumar-cadaan-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151783"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151786,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151783\/revisions\/151786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}