{"id":151856,"date":"2020-10-19T11:14:10","date_gmt":"2020-10-19T08:14:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151856"},"modified":"2020-10-19T11:14:10","modified_gmt":"2020-10-19T08:14:10","slug":"cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/","title":{"rendered":"Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151857\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"584\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1-300x228.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1-696x529.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1-552x420.jpg 552w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye \u2018Qoorqoor\u2019 ayaa xilka looga qaaday Agaasimihii Madaxtooyada, waxaana Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug loo magacaabay Cusmaan Macallin Xasan l.<\/p>\n<p>Cusmaan Macalin ayaa ah aqoonyahan xirfad dheer u leh arrimaha maamulka &amp; horumarinta Dhaqaalaha. Isagoona kasoo shaqeeyay dalka iyo dibadaba, sida lagu sheegay War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Wuxuu ka mid ahaa aqoonyahankii Soomaliyeed ee dadaalka mugga leh ku baxshay soo kabashada waxbarashada hoose iyo midda sare ee dalka. Isagoona sanadyadii dambe ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Caalamiga Soomaaliya (SIU).<\/p>\n<p>Magacaabistaan ayaa soo baxday kaddib markii Madaxweynuhu garowsaday baahida degdega ah ee loo qabo dardargelinta hawlaha hortabinta leh, isla markaana tixgeliyey kartida, aqoonta iyo waayo aragnimada masuulkan u leeyahay arrimaha maamulka &amp; maareynta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye \u2018Qoorqoor\u2019 ayaa xilka looga qaaday Agaasimihii Madaxtooyada, waxaana Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug loo magacaabay Cusmaan Macallin Xasan l. Cusmaan Macalin ayaa ah aqoonyahan xirfad dheer u leh arrimaha maamulka &amp; horumarinta Dhaqaalaha. Isagoona kasoo shaqeeyay dalka iyo dibadaba, sida lagu sheegay War-Saxaafadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye \u2018Qoorqoor\u2019 ayaa xilka looga qaaday Agaasimihii Madaxtooyada, waxaana Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug loo magacaabay Cusmaan Macallin Xasan l. Cusmaan Macalin ayaa ah aqoonyahan xirfad dheer u leh arrimaha maamulka &amp; horumarinta Dhaqaalaha. Isagoona kasoo shaqeeyay dalka iyo dibadaba, sida lagu sheegay War-Saxaafadeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-19T08:14:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"584\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/\",\"name\":\"Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-19T08:14:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg\",\"width\":768,\"height\":584},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug - Wardoon","og_description":"Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye \u2018Qoorqoor\u2019 ayaa xilka looga qaaday Agaasimihii Madaxtooyada, waxaana Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug loo magacaabay Cusmaan Macallin Xasan l. Cusmaan Macalin ayaa ah aqoonyahan xirfad dheer u leh arrimaha maamulka &amp; horumarinta Dhaqaalaha. Isagoona kasoo shaqeeyay dalka iyo dibadaba, sida lagu sheegay War-Saxaafadeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-19T08:14:10+00:00","og_image":[{"width":768,"height":584,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/","name":"Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg","datePublished":"2020-10-19T08:14:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cisman-768x584-1.jpg","width":768,"height":584},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cusmaan-macallin-xasan-oo-la-magacaabay-agaasimaha-cusub-ee-madaxtooyada-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cusmaan Macallin Xasan oo la magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151856"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151858,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151856\/revisions\/151858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}