{"id":151865,"date":"2020-10-19T20:27:25","date_gmt":"2020-10-19T17:27:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151865"},"modified":"2020-10-19T20:29:15","modified_gmt":"2020-10-19T17:29:15","slug":"fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/","title":{"rendered":"Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151866\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/>Seynab Xaaji Cali Siigaale Baxsan oo kamid aheyd fanaaniinta hobollada qaranka ee Waaberi ayaa goordhoweyd ku geeriyootay magaalada Muqdisho, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka wasaaradda warfaafinta, Ismaaciil Mukhtaar ayaa geerida Seynab Baxsan, oo aad da\u2019 u aheyd, ku xaqiijiyey qoraal uu soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay twitter-ka.<\/p>\n<p>Seynab ayaa u geeriyootay xanuun ay la dhul dhacday, sida uu sheegay Afhayeenku, inkasta oo ilaa hadda aan faah-faahin rasmiya laga haynin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa hadda isoo gaartay in ay geeriyootay Allaha u naxariisto Seynab Cali Baxsan oo kamid aheyd fanaaniinta hoballada Qaranka ee Waaberi,\u201d ayuu ku yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Baxsan ayaa waxa si weyn loogu xasuustaa heeso kala duwan oo ay qaaday, kuwaasi oo isugu jira Wadani iyo Jaceyl.<\/p>\n<p>Allaha u naxariiste Seynab ayaa kamid aheyd hobolada qiimaha badan ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed, iyada oo muddo badana kamid aheyd fanaaniinta hoballada qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Seynab Xaaji Cali Siigaale Baxsan oo kamid aheyd fanaaniinta hobollada qaranka ee Waaberi ayaa goordhoweyd ku geeriyootay magaalada Muqdisho, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda warfaafinta, Ismaaciil Mukhtaar ayaa geerida Seynab Baxsan, oo aad da\u2019 u aheyd, ku xaqiijiyey qoraal uu soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay twitter-ka. Seynab ayaa u geeriyootay xanuun [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151866,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151865","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Seynab Xaaji Cali Siigaale Baxsan oo kamid aheyd fanaaniinta hobollada qaranka ee Waaberi ayaa goordhoweyd ku geeriyootay magaalada Muqdisho, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda warfaafinta, Ismaaciil Mukhtaar ayaa geerida Seynab Baxsan, oo aad da\u2019 u aheyd, ku xaqiijiyey qoraal uu soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay twitter-ka. Seynab ayaa u geeriyootay xanuun [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-19T17:27:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-19T17:29:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/\",\"name\":\"Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-19T17:27:25+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-19T17:29:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg\",\"width\":800,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay - Wardoon","og_description":"Seynab Xaaji Cali Siigaale Baxsan oo kamid aheyd fanaaniinta hobollada qaranka ee Waaberi ayaa goordhoweyd ku geeriyootay magaalada Muqdisho, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda warfaafinta, Ismaaciil Mukhtaar ayaa geerida Seynab Baxsan, oo aad da\u2019 u aheyd, ku xaqiijiyey qoraal uu soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay twitter-ka. Seynab ayaa u geeriyootay xanuun [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-19T17:27:25+00:00","article_modified_time":"2020-10-19T17:29:15+00:00","og_image":[{"width":800,"height":600,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/","name":"Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg","datePublished":"2020-10-19T17:27:25+00:00","dateModified":"2020-10-19T17:29:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Baxsan-1.jpg","width":800,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanad-caan-ah-ee-baxsan-oo-geeriyootay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fanaanada caanka ah ee Baxsan oo geeriyootay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151865"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151865"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151868,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151865\/revisions\/151868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}