{"id":151894,"date":"2020-10-20T11:15:50","date_gmt":"2020-10-20T08:15:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151894"},"modified":"2020-10-20T11:15:50","modified_gmt":"2020-10-20T08:15:50","slug":"ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/","title":{"rendered":"Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151895\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"846\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg 959w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac-300x265.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac-768x678.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac-696x614.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac-476x420.jpg 476w\" sizes=\"(max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war ka soo saaray magacaabista xukuumadda cusub ee ra\u2019iisul wasaare Rooble ayaa si weyn uga hor-yimid mid ka mid ah xubnaha wasiirada ee ku jira.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu horreyn u hambalyeeyey wasiirada cusub, balse xusay inay arrin laga naxo tahay magacaabista mid ka mid ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan bogaadinayaa xubnaha loo magacaabay Golaha Wasiirada. Waxaana ILAAHEEY uga baryayaa in uu hawshooda u fududeeyo\u201d ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku yiri qoraalkan oo uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan ayaa qoraalkan ku shaaciyey in wasiirrada cusub uu ka mid yahay shakhsi wax ka fuliyey weerarkii xarunta xisbigiisa lagu qaaday seddax sano ka hor.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa arrin laga naxo ah in C\/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo horay u ahaa Ku-simaha Taliyaha Nabadsugidda Qaranka, hormuudna u ahaa kooxdii 17-kii Diseembar 2017-kii weerarka ku soo qaaday xarunta Xisbiga Wadajir loo magacaabo Wasiirka Caddaaladda,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa intaas ku daray, \u201cTani waxay tusaale u tahay sida ay kooxda Madaxweyne Farmaajo uga go\u2019an tahay dhiiragelinta gacan ku dhiiglayaasha, ku tumashada caddaaladda iyo damqinta boogaha.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii siyaasigan ayaa ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ugu baaqay inuu arrintaas go\u2019aan ka qaato, kana fogaado xubnihii weerarka u geystay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu baaqaynaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble in uu go\u2019aan degdeg ah arrinkaas ka qaato, iska fogeeyo shakhsiyaadka diiwankoodana madowyahay, kuna caan baxay xadgudubka sharciga iyo ku tumashada xuquuqul insaanka\u201d ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku soo gabagabeeyey qoraalkiisa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151896\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-22.png\" alt=\"\" width=\"525\" height=\"637\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-22.png 525w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-22-247x300.png 247w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-22-346x420.png 346w\" sizes=\"(max-width: 525px) 100vw, 525px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war ka soo saaray magacaabista xukuumadda cusub ee ra\u2019iisul wasaare Rooble ayaa si weyn uga hor-yimid mid ka mid ah xubnaha wasiirada ee ku jira. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu horreyn u hambalyeeyey wasiirada cusub, balse xusay inay arrin laga naxo tahay magacaabista mid ka mid ah. \u201cWaxaan bogaadinayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war ka soo saaray magacaabista xukuumadda cusub ee ra\u2019iisul wasaare Rooble ayaa si weyn uga hor-yimid mid ka mid ah xubnaha wasiirada ee ku jira. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu horreyn u hambalyeeyey wasiirada cusub, balse xusay inay arrin laga naxo tahay magacaabista mid ka mid ah. \u201cWaxaan bogaadinayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-20T08:15:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"959\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"846\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/\",\"name\":\"Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-20T08:15:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg\",\"width\":959,\"height\":846},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war ka soo saaray magacaabista xukuumadda cusub ee ra\u2019iisul wasaare Rooble ayaa si weyn uga hor-yimid mid ka mid ah xubnaha wasiirada ee ku jira. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu horreyn u hambalyeeyey wasiirada cusub, balse xusay inay arrin laga naxo tahay magacaabista mid ka mid ah. \u201cWaxaan bogaadinayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-20T08:15:50+00:00","og_image":[{"width":959,"height":846,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/","name":"Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg","datePublished":"2020-10-20T08:15:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jamaac.jpg","width":959,"height":846},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-weraray-guriga-cc-shakuur-oo-loo-magacaabay-wasiirada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii weraray guriga CC Shakuur oo loo magacaabay wasiirada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151894"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151897,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151894\/revisions\/151897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}