{"id":152049,"date":"2020-10-25T13:12:41","date_gmt":"2020-10-25T10:12:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152049"},"modified":"2020-10-25T13:12:41","modified_gmt":"2020-10-25T10:12:41","slug":"al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152050\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"351\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Dagaalmayaal katirsan ururka Al-Shabaab ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ka tirsan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya, oo ay sheegtaan maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Tuulooyinka Al-shabaab qabsadeen waxaa ka mid ah Mirici, Masha-Alled iyo Habasha Aw-Cali, oo 10km uun dhinaca galbeed ka xiga magaalo xeebeedka qadiimiga ah ee Lasqoray oo katirsan gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Dhammaan tuulooyinka ayaa horey waxaa gacanta ugu hayey maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay dhaqdhaqaaqyyo ciidan ka waday gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Waxaa aad u adag in macluumaad dheeraad ah laga helo tuulooyinka Al-shabaab la wareegayaan sababa la xiriira isgaarsiinta oo adag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalmayaal katirsan ururka Al-Shabaab ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ka tirsan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya, oo ay sheegtaan maamulka Somaliland. Tuulooyinka Al-shabaab qabsadeen waxaa ka mid ah Mirici, Masha-Alled iyo Habasha Aw-Cali, oo 10km uun dhinaca galbeed ka xiga magaalo xeebeedka qadiimiga ah ee Lasqoray oo katirsan gobolka Sanaag. Dhammaan tuulooyinka ayaa horey waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaalmayaal katirsan ururka Al-Shabaab ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ka tirsan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya, oo ay sheegtaan maamulka Somaliland. Tuulooyinka Al-shabaab qabsadeen waxaa ka mid ah Mirici, Masha-Alled iyo Habasha Aw-Cali, oo 10km uun dhinaca galbeed ka xiga magaalo xeebeedka qadiimiga ah ee Lasqoray oo katirsan gobolka Sanaag. Dhammaan tuulooyinka ayaa horey waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-25T10:12:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-25T10:12:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg\",\"width\":660,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag - Wardoon","og_description":"Dagaalmayaal katirsan ururka Al-Shabaab ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ka tirsan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya, oo ay sheegtaan maamulka Somaliland. Tuulooyinka Al-shabaab qabsadeen waxaa ka mid ah Mirici, Masha-Alled iyo Habasha Aw-Cali, oo 10km uun dhinaca galbeed ka xiga magaalo xeebeedka qadiimiga ah ee Lasqoray oo katirsan gobolka Sanaag. Dhammaan tuulooyinka ayaa horey waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-25T10:12:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":351,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/","name":"Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg","datePublished":"2020-10-25T10:12:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201025637391984585725362.jpg","width":660,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-qaybo-kamid-ah-gobolka-sanaag\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo qabsatay qaybo kamid ah Gobolka Sanaag"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152049"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152051,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152049\/revisions\/152051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}