{"id":152104,"date":"2020-10-26T11:15:10","date_gmt":"2020-10-26T08:15:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152104"},"modified":"2020-10-26T11:15:10","modified_gmt":"2020-10-26T08:15:10","slug":"xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/","title":{"rendered":"Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah xubnaha guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee HirShabeelle ayaa sheegay in aysan heysan madaxbanaani ay ku gutaan shaqooyinka horyaalla, islamarkaana loo dhiibay liis xildhibaano oo qoran.<\/p>\n<p>Xubnahan ayaa sheegay in inta ugu badan ay diyaarsan yihiin Xildhibaanada cusub ee HirShabeelle, waxaana lagu soo diyaariyay magaalada Muqdisho iyadoo aysan ka war-qabin beelaha iyo xubnaha guddiga farsamada.<\/p>\n<p>\u201cXildhibaanada waa diyaarsan yihiin 80% waxyar oo ay ka taagan doodo ayaa dhiman waxaana lagu soo diyaariyay Muqdisho, annaga ka guddi ahaan door muuqda haba-yaraatee kuma lihin howlaha socda, laakiin magacayna ayaa lagu shaqeestaa qaarkeynna waa la adeegsadaa inta soo hartayna qof la tashato ama howl u dirsato maleh,\u201d ayuu yiri masuul ka tirsan guddigaan oo aan qarinay magaciisa.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga dhan waxaa ka shaqeysa 3 nin, iyagana uma madaxbanaana shaqada ee wixii loo diro ayey qabtaan, beelaha intooda ugu badan soo xulista door kuma lahan, dhamaan xildhibaanada hal nin ayaa go\u2019aan ka gaara, waana musharax ay dowladda wadato,\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay masuulkaan ka tirsan guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee HirShabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah xubnaha guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee HirShabeelle ayaa sheegay in aysan heysan madaxbanaani ay ku gutaan shaqooyinka horyaalla, islamarkaana loo dhiibay liis xildhibaano oo qoran. Xubnahan ayaa sheegay in inta ugu badan ay diyaarsan yihiin Xildhibaanada cusub ee HirShabeelle, waxaana lagu soo diyaariyay magaalada Muqdisho iyadoo aysan ka war-qabin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152104","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah xubnaha guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee HirShabeelle ayaa sheegay in aysan heysan madaxbanaani ay ku gutaan shaqooyinka horyaalla, islamarkaana loo dhiibay liis xildhibaano oo qoran. Xubnahan ayaa sheegay in inta ugu badan ay diyaarsan yihiin Xildhibaanada cusub ee HirShabeelle, waxaana lagu soo diyaariyay magaalada Muqdisho iyadoo aysan ka war-qabin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-26T08:15:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Hirshabeelle-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"986\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"555\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/\",\"name\":\"Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Hirshabeelle-1.png\",\"datePublished\":\"2020-10-26T08:15:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Hirshabeelle-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Hirshabeelle-1.png\",\"width\":986,\"height\":555},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah xubnaha guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee HirShabeelle ayaa sheegay in aysan heysan madaxbanaani ay ku gutaan shaqooyinka horyaalla, islamarkaana loo dhiibay liis xildhibaano oo qoran. Xubnahan ayaa sheegay in inta ugu badan ay diyaarsan yihiin Xildhibaanada cusub ee HirShabeelle, waxaana lagu soo diyaariyay magaalada Muqdisho iyadoo aysan ka war-qabin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-26T08:15:10+00:00","og_image":[{"width":986,"height":555,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Hirshabeelle-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/","name":"Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Hirshabeelle-1.png","datePublished":"2020-10-26T08:15:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Hirshabeelle-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Hirshabeelle-1.png","width":986,"height":555},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-liiska-xildhibaanada-hirshabeelle-oo-muqdisho-lagu-diyaariyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xog: Liiska xildhibaanada HirShabeelle oo Muqdisho lagu diyaariyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152104"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152104"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152106,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152104\/revisions\/152106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}