{"id":152301,"date":"2020-10-29T15:06:38","date_gmt":"2020-10-29T12:06:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152301"},"modified":"2020-10-30T22:51:51","modified_gmt":"2020-10-30T19:51:51","slug":"daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/","title":{"rendered":"DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo ku xigeenka afhayeenka golaha shacabka ayaa lagu eedeeyay iney xoog ku heystaan guri ilmo agoon ah ay leeyahiin sida laga soo xigtay ehelada qoyska.<\/p>\n<p>Khadiija Maxamed Diiriye waxaa lagu eedeeyay iney gurigaas kiro ku daganeyd kaliyana ay bixisay sanadkii ugu horreeyay ee 2013 ilaa 2014, balse wixii ka dambeeyay wey diiday iney bixiso sida ay sheegeen qoyska leh guriga.<\/p>\n<p>Wasiiradda waxaa la sheegay iney daganeyd gurigaan xilligii ay aheyd Wasiirka Haweenka kadibna waxey ku wareejisay Mahad Cawad, qoyska leh gurigaan oo ku kala nool qurbaha iyo Puntland ayaa cabasho gudbiyay.<\/p>\n<p>Guriga waxaa la sheegay iney leeyahiin qoyska taliyihii ugu horreeyay Bileyska Soomaaliya Maxamed Abshir Muuse, wiilkiisa iyo xubno kale oo ka tirsan qoyska ayaa warbaahinta maxaliga ah uga warramay sida ay wax u jiraan.<\/p>\n<p>Qoyska waxey soo bandhigeen cadeynta dukumiintiyadii guriga looga kireeyay Khadiija Maxamed Diiriye, waxeyna sidoo kale sheegeen iney xitaa u diiday iney soo booqdaan gurigooda iyadoo adeegsaneysa awoodda dowladda.<\/p>\n<p>Waxyaabaha kale ee eedaha kiiskaan la xiriira waxaa ka mid ah in wasiiradda ay diiday dhawr jeer oo looga wacay maxkamadda Gobolka Banaadir sida ay sheegeen ehelada qoyska guriga leh.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/B3OtcOGtzNw\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo ku xigeenka afhayeenka golaha shacabka ayaa lagu eedeeyay iney xoog ku heystaan guri ilmo agoon ah ay leeyahiin sida laga soo xigtay ehelada qoyska. Khadiija Maxamed Diiriye waxaa lagu eedeeyay iney gurigaas kiro ku daganeyd kaliyana ay bixisay sanadkii ugu horreeyay ee 2013 ilaa 2014, balse wixii ka dambeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152302,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo ku xigeenka afhayeenka golaha shacabka ayaa lagu eedeeyay iney xoog ku heystaan guri ilmo agoon ah ay leeyahiin sida laga soo xigtay ehelada qoyska. Khadiija Maxamed Diiriye waxaa lagu eedeeyay iney gurigaas kiro ku daganeyd kaliyana ay bixisay sanadkii ugu horreeyay ee 2013 ilaa 2014, balse wixii ka dambeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-29T12:06:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-30T19:51:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/images-1-1-660x381-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/\",\"name\":\"DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/images-1-1-660x381-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-29T12:06:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-30T19:51:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/images-1-1-660x381-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/images-1-1-660x381-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo ku xigeenka afhayeenka golaha shacabka ayaa lagu eedeeyay iney xoog ku heystaan guri ilmo agoon ah ay leeyahiin sida laga soo xigtay ehelada qoyska. Khadiija Maxamed Diiriye waxaa lagu eedeeyay iney gurigaas kiro ku daganeyd kaliyana ay bixisay sanadkii ugu horreeyay ee 2013 ilaa 2014, balse wixii ka dambeeyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-29T12:06:38+00:00","article_modified_time":"2020-10-30T19:51:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/images-1-1-660x381-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/","name":"DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/images-1-1-660x381-1.jpg","datePublished":"2020-10-29T12:06:38+00:00","dateModified":"2020-10-30T19:51:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/images-1-1-660x381-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/images-1-1-660x381-1.jpg","width":660,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-khadiija-diiriye-oo-guri-xoog-kuhaysato\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Wasiir Khadiija Diiriye oo guri xoog kuhaysato"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152301"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152301"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152375,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152301\/revisions\/152375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}