{"id":152540,"date":"2020-11-02T19:33:36","date_gmt":"2020-11-02T16:33:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152540"},"modified":"2020-11-02T19:33:36","modified_gmt":"2020-11-02T16:33:36","slug":"akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/","title":{"rendered":"AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo"},"content":{"rendered":"<p>Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay xaaladda doorashada Soomaaliya gaar ahaan qaabka loo soo xulayo xildhibaanada gobolada Waqooyi oo ay walaac xoogan ka muujisay.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay madasha ayaa lagu xoojiyey ahmiyadda ay siyaasiyiinta gobolada waqooyi ugu fadhiyaan dowladnimada dalkeeda, isla markaana ay rabto in hanaan hufan oo raali lagu wada yahay loo hirgeliyo doorashada xubnaha goboladaasi.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo ay madashu taageertay war ka soo baxay guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, kaasi oo ku dalbanayay inuu magacaabo xubnaha guddiyada doorashada ee gobolada waqooyi, isla markaana uu kaga hor imanayey hanaankii lagu go\u2019aamiyey heshiiskii Muqdisho ee doorashada 2020\/2021.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan cadeyneynaa in guddoomiyaha aqalka sarre ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu yahay mas\u2019uulka ugu mudan xagga sharciga iyo nidaamka federaalka labadaba inuu magacaabo xubnaha guddiyada doorashada ee gobolada waqooyi, maadaama uu yahay siyaasiga ugu maamuuska sarreeya ee la doortay, hogaamiyana siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolladaas, isla markaasna hadda ah guddoomiyaha aqalka sare ee BFS\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Madasha.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa markale lagu yiri,\u201dMadashu waxay ugu baaqeysaa madaxda labada heer dowladeed in ay si wadajir ah u dhameystiraan wadar-ogolka hirgelinta hanaanka doorashooyinka 2020\/2021 lagana fogaado waxkasta oo ku keeni kara muran iyo isqab-qabsi doorashooyinka loo madlan yahay\u201d,<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152544\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/m1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"994\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/m1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/m1-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/m1-696x901.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/m1-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay xaaladda doorashada Soomaaliya gaar ahaan qaabka loo soo xulayo xildhibaanada gobolada Waqooyi oo ay walaac xoogan ka muujisay. Qoraal ka soo baxay madasha ayaa lagu xoojiyey ahmiyadda ay siyaasiyiinta gobolada waqooyi ugu fadhiyaan dowladnimada dalkeeda, isla markaana ay rabto in hanaan hufan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay xaaladda doorashada Soomaaliya gaar ahaan qaabka loo soo xulayo xildhibaanada gobolada Waqooyi oo ay walaac xoogan ka muujisay. Qoraal ka soo baxay madasha ayaa lagu xoojiyey ahmiyadda ay siyaasiyiinta gobolada waqooyi ugu fadhiyaan dowladnimada dalkeeda, isla markaana ay rabto in hanaan hufan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-02T16:33:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/mada-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/\",\"name\":\"AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/mada-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-02T16:33:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/mada-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/mada-1-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo - Wardoon","og_description":"Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay xaaladda doorashada Soomaaliya gaar ahaan qaabka loo soo xulayo xildhibaanada gobolada Waqooyi oo ay walaac xoogan ka muujisay. Qoraal ka soo baxay madasha ayaa lagu xoojiyey ahmiyadda ay siyaasiyiinta gobolada waqooyi ugu fadhiyaan dowladnimada dalkeeda, isla markaana ay rabto in hanaan hufan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-02T16:33:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/mada-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/","name":"AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/mada-1-1.jpg","datePublished":"2020-11-02T16:33:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/mada-1-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/mada-1-1.jpg","width":660,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-madasha-xisbiyada-qaran-oo-diiday-qaabka-xildhibaanada-waqooyi-loo-soo-xulayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKHRISO: Madasha xisbiyada qaran oo diiday qaabka xildhibaanada Waqooyi loo soo xulayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152540"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152546,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152540\/revisions\/152546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}