{"id":152651,"date":"2020-11-04T12:29:35","date_gmt":"2020-11-04T09:29:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152651"},"modified":"2020-11-04T12:29:35","modified_gmt":"2020-11-04T09:29:35","slug":"abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/","title":{"rendered":"Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152652\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png\" alt=\"\" width=\"1146\" height=\"766\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png 1146w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM-300x201.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM-1024x684.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM-768x513.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM-696x465.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM-1068x714.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM-628x420.png 628w\" sizes=\"(max-width: 1146px) 100vw, 1146px\" \/>Rai&#8217;sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyay militariga dalkiisa in ay gutaan waajibadkooda ah in dalka iyo dadka la badbaadiyo, islamarkana ay tallaabo ka qaadaan gobolka Tigrayga oo ku eedeeyay inay dagaal bilaabeen.<\/p>\n<p>Rai&#8217;sul wasaaraha ayaa xisbiga TPLF ku eedeeyay inay weerareen saldhig militari oo ku yaalla gobolka.<\/p>\n<p>TPLF ayaa horey waxay ugu eedeeyeen maamulka Abiy in uu marmarsiiyo ka dhiganayo feyriska Corona si uu awoodda u sii hayo maadama waqtigiisu ku ekaa bisha October.<\/p>\n<p>Dowladda dhexe ayaa dhankeeda ku eedeeysay gooni TPLF inay ka dambeeyeen qulqulutooyinka ka dhacay meelo dalka ka mid ah.<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay shirkadda la socodka xorriyadda internet-ka ee Netblocks- waxaa gobolka Tigrayga ka go&#8217;an maanta internetka iyo khadka talefoonada.<\/p>\n<p>Bayaanka uu soo saaray rai&#8217;sul wasaaraha ayaa waxaa uu ku yiri &#8220;in khadka cas laga tallaabay&#8221; islamarkana si dadka iyo dalak loo badbaadiyo uu khiyaarka ugu dambeeyo noqday in awood loo adeeegsado,&#8221; TPLF.<\/p>\n<p>Horraantii toddobaadkan gudoomiyaha TPLF Debretsion Gebremichael ayaa ku eedeeyay maamulka rai&#8217;sul wasaare Abiy in ay kala shaqeynayaan dowladda dalka Eritrea si loo diyaariyo weerar gobolka lagu soo qaado.<\/p>\n<p>Xisbiga TPLF ayay awoodda dalka itobiya gacanta ugu jirtay ku dhawaad 30 sano markaasi oo uu ak dib Abiy uu xukunka kala wareegay 2018.<\/p>\n<p>TPLF ayaa waxay ka baxeen xisbiga talada hay aka dib markii ay diideen inay ku biiraan xisbiga Barwaaqo.<\/p>\n<p>Balse TPLF ayaa waxay wali ka taliyaan gobolka Tigrayga.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli muddo bilooyiin ah ay sii kordhaysay xiisadda u dhaxeysa dowladda dhexe iyo maamulka gobolka Tigreega.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale arrintani ay ku soo beegmaysaa xilli maalintii shalay ahayd 32 qof oo amxaaro ah lagu dilay gobolka Oromiya.<\/p>\n<p>Hadda halkee xaaladahan ka soo cusboonaaday itoobiya ay ku dambeyn karaan, Xirsi Cabdiqaadir Maxamed oo ka faalooda arrimaha dalka Itoobiya.ka Oromiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rai&#8217;sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyay militariga dalkiisa in ay gutaan waajibadkooda ah in dalka iyo dadka la badbaadiyo, islamarkana ay tallaabo ka qaadaan gobolka Tigrayga oo ku eedeeyay inay dagaal bilaabeen. Rai&#8217;sul wasaaraha ayaa xisbiga TPLF ku eedeeyay inay weerareen saldhig militari oo ku yaalla gobolka. TPLF ayaa horey waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Rai&#8217;sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyay militariga dalkiisa in ay gutaan waajibadkooda ah in dalka iyo dadka la badbaadiyo, islamarkana ay tallaabo ka qaadaan gobolka Tigrayga oo ku eedeeyay inay dagaal bilaabeen. Rai&#8217;sul wasaaraha ayaa xisbiga TPLF ku eedeeyay inay weerareen saldhig militari oo ku yaalla gobolka. TPLF ayaa horey waxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-04T09:29:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1146\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"766\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/\",\"name\":\"Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png\",\"datePublished\":\"2020-11-04T09:29:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png\",\"width\":1146,\"height\":766},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga - Wardoon","og_description":"Rai&#8217;sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyay militariga dalkiisa in ay gutaan waajibadkooda ah in dalka iyo dadka la badbaadiyo, islamarkana ay tallaabo ka qaadaan gobolka Tigrayga oo ku eedeeyay inay dagaal bilaabeen. Rai&#8217;sul wasaaraha ayaa xisbiga TPLF ku eedeeyay inay weerareen saldhig militari oo ku yaalla gobolka. TPLF ayaa horey waxay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-04T09:29:35+00:00","og_image":[{"width":1146,"height":766,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/","name":"Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png","datePublished":"2020-11-04T09:29:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Screen-Shot-2018-12-25-at-5.48.22-PM.png","width":1146,"height":766},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-amray-dagaal-lagu-qaado-gobolka-tigray-ga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Ahmed oo amray dagaal lagu qaado gobolka Tigray-ga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152651"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152653,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152651\/revisions\/152653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}