{"id":152870,"date":"2020-11-09T12:38:35","date_gmt":"2020-11-09T09:38:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152870"},"modified":"2020-11-09T13:17:21","modified_gmt":"2020-11-09T10:17:21","slug":"kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/","title":{"rendered":"Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152871\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020119637404839780614618.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020119637404839780614618.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020119637404839780614618-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/2020119637404839780614618-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Xoghayaha arrimaha dibadda Kenya Secretary Macharia Kamau oo socdaal ku tagay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo sidii dowladdiisa u fududayn lahayd Fiisaha dal ku galka, si loo horumariyo isku socodka iyo xiriirka ganacsi ee labada dal.<\/p>\n<p>Xoghayaha arrrimaha dibadda Kenya wuxuu sheegay dalkiisa inuu ku qabsan yahay inuu tixgaliyo ahmiyadda ay Soomaaliya u leedahay, isagoo tusaale usoo qaatay dalalka Uganda, Djobouti, Ethiopia iyo Turkey oo maalin walba shirkadahooda diyaaradaha duulimaadyo joogto ah ku tagaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u safray Soomaaliya aniga iyo wafdi kooban oo ka socda wasaarada arimaha dibada oo ay ka mid yihiin agaasimaha waaxda shaqaalaha iyo maaraynta iyo khubaro kale si aan u eego xaalada kooxdeena diblomaasiyadeed ee Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri Kamau.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in ilaa 35,000 Kenyan ah ay ku nool yihiin Soomaaliya halka nus malyuun Soomaali ah ay sidoo kale degan yihiin xeryaha qaxootiga ee Kenya.<\/p>\n<p>Intii uu ku guda jiray socdaalkiisa, Macharia wuxuu eegay xaaladaha nololeed ee magaalada Muqdisho wuxuuna kala hadlay dowladda Soomaaliya arrimaha istiraatiijiyadeed iyo kuwa amni ee walaaca ku haya howlgalka Kenya ee howlaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in caqabadaha siyaasadeed iyo amni ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya tobankii sano ee la soo dhaafay aysan aheyn kuwo hor istaagi kara iskaashiga iyo ganacsiga labada dal.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.the-star.co.ke\/news\/2020-11-08-ps-macharia-proposes-visa-on-arrival-for-somalians\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha arrimaha dibadda Kenya Secretary Macharia Kamau oo socdaal ku tagay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo sidii dowladdiisa u fududayn lahayd Fiisaha dal ku galka, si loo horumariyo isku socodka iyo xiriirka ganacsi ee labada dal. Xoghayaha arrrimaha dibadda Kenya wuxuu sheegay dalkiisa inuu ku qabsan yahay inuu tixgaliyo ahmiyadda ay Soomaaliya u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha arrimaha dibadda Kenya Secretary Macharia Kamau oo socdaal ku tagay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo sidii dowladdiisa u fududayn lahayd Fiisaha dal ku galka, si loo horumariyo isku socodka iyo xiriirka ganacsi ee labada dal. Xoghayaha arrrimaha dibadda Kenya wuxuu sheegay dalkiisa inuu ku qabsan yahay inuu tixgaliyo ahmiyadda ay Soomaaliya u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-09T09:38:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-09T10:17:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Five-Important-Facts-about-the-New-Kenyan-e-Visa-1280x720-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/\",\"name\":\"Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Five-Important-Facts-about-the-New-Kenyan-e-Visa-1280x720-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-09T09:38:35+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-09T10:17:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Five-Important-Facts-about-the-New-Kenyan-e-Visa-1280x720-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Five-Important-Facts-about-the-New-Kenyan-e-Visa-1280x720-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda - Wardoon","og_description":"Xoghayaha arrimaha dibadda Kenya Secretary Macharia Kamau oo socdaal ku tagay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo sidii dowladdiisa u fududayn lahayd Fiisaha dal ku galka, si loo horumariyo isku socodka iyo xiriirka ganacsi ee labada dal. Xoghayaha arrrimaha dibadda Kenya wuxuu sheegay dalkiisa inuu ku qabsan yahay inuu tixgaliyo ahmiyadda ay Soomaaliya u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-09T09:38:35+00:00","article_modified_time":"2020-11-09T10:17:21+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Five-Important-Facts-about-the-New-Kenyan-e-Visa-1280x720-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/","name":"Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Five-Important-Facts-about-the-New-Kenyan-e-Visa-1280x720-1.jpg","datePublished":"2020-11-09T09:38:35+00:00","dateModified":"2020-11-09T10:17:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Five-Important-Facts-about-the-New-Kenyan-e-Visa-1280x720-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Five-Important-Facts-about-the-New-Kenyan-e-Visa-1280x720-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dadka-soomaaliyeed-u-fududaynayso-fiisaha-dal-ku-galkeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo dadka Soomaaliyeed u fududaynayso fiisaha dal ku galkeeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152870"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152870"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152886,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152870\/revisions\/152886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}