{"id":152893,"date":"2020-11-10T12:11:50","date_gmt":"2020-11-10T09:11:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152893"},"modified":"2020-11-10T12:11:50","modified_gmt":"2020-11-10T09:11:50","slug":"qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Qarax sababay dhimasho &#038; dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta qarax xoogan uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada dowladda, xilli ay ku socdaalayeen deegaanka Sinna-Dhaqo.<\/p>\n<p>Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhintay qaraxaasi, halka ay ku dhaawacmeen saddex kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo dheeraad ah oo halkaasi ka soo qaaday meydadka iyo dhaawacyada askarta ay waxyeelado ka soo gaartay qaraxaasi.<\/p>\n<p>Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada dowladda iyo Galmudug oo ku aadan weerarkaasi qaraxa loo adeegsaday.<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyey ayaa waxaa duleedka Dhuusamareeb ka jiray dhaq-dhaqaaqyo u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab oo mararka qaar weeraro ku soo qaada caasimada maamulkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta qarax xoogan uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada dowladda, xilli ay ku socdaalayeen deegaanka Sinna-Dhaqo. Ugu yaraan labo askari ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152894,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax sababay dhimasho &amp; dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax sababay dhimasho &amp; dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta qarax xoogan uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada dowladda, xilli ay ku socdaalayeen deegaanka Sinna-Dhaqo. Ugu yaraan labo askari ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-10T09:11:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/98062692_3a20d7ce-57fb-4f1c-9551-37e6849d1987.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Qarax sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/98062692_3a20d7ce-57fb-4f1c-9551-37e6849d1987.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-10T09:11:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/98062692_3a20d7ce-57fb-4f1c-9551-37e6849d1987.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/98062692_3a20d7ce-57fb-4f1c-9551-37e6849d1987.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax sababay dhimasho &#038; dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta qarax xoogan uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada dowladda, xilli ay ku socdaalayeen deegaanka Sinna-Dhaqo. Ugu yaraan labo askari ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-10T09:11:50+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/98062692_3a20d7ce-57fb-4f1c-9551-37e6849d1987.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","name":"Qarax sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/98062692_3a20d7ce-57fb-4f1c-9551-37e6849d1987.jpg","datePublished":"2020-11-10T09:11:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/98062692_3a20d7ce-57fb-4f1c-9551-37e6849d1987.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/98062692_3a20d7ce-57fb-4f1c-9551-37e6849d1987.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-sababay-dhimasho-dhaawac-oo-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax sababay dhimasho &#038; dhaawac oo ka dhacay Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152893"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152895,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152893\/revisions\/152895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152894"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}