{"id":152905,"date":"2020-11-10T12:32:05","date_gmt":"2020-11-10T09:32:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152905"},"modified":"2020-11-10T12:32:05","modified_gmt":"2020-11-10T09:32:05","slug":"madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg 404w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2-300x300.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/>Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa beri oo arbaco ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa.<\/p>\n<p>Doorashadan ka dhaceysa Jowhar ayaana aheyn mid xiiso badan loo qabo, waxaana laga sii warhayaa natiijada kasoo baxeysa iyo cida beri Baarlamaanka maamulka Hirshabelle u dooran doonaan Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in uu noqdo Cali Guudlaawe oo afar sano soo ahaa Madaxweyne kuxigeenka maamulkaasi halka Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabelle loo dooran doono Yuusuf Hagar Dabogeed.<\/p>\n<p>Villa Soomaaliya ayaa la sheegay in horey u diyaarisay liiska hogaanka cusub ee maamulka Hirshabelle si maamulkaasi uga ilaaliso in wax xil ah ka qabto shaqsi aan ku shaqeyn karin rabitaankeeda.<\/p>\n<p>Hadal heynta doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa ayaana aad u yar marka loo eego doorashooyinkii hore uga dhacay maamulkaasi, waxaana doorashadan ku tartamaya rag lasii ogyahay in ay guuleesan doonaan in kuwa malxiis u ah.<\/p>\n<p>Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sidoo kale ku farax saneyn in doorashada Hirshabelle noqoto mid aan lagu tartamin, waxaana meesha ka baxaya damaca lacago badan ee ka heli lahaayeen doorashada hadii ay noqoto mid furan oo lagu tartamo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa beri oo arbaco ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa. Doorashadan ka dhaceysa Jowhar ayaana aheyn mid xiiso badan loo qabo, waxaana laga sii warhayaa natiijada kasoo baxeysa iyo cida beri Baarlamaanka maamulka Hirshabelle u dooran doonaan Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa beri oo arbaco ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa. Doorashadan ka dhaceysa Jowhar ayaana aheyn mid xiiso badan loo qabo, waxaana laga sii warhayaa natiijada kasoo baxeysa iyo cida beri Baarlamaanka maamulka Hirshabelle u dooran doonaan Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Madaxweynaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-10T09:32:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/\",\"name\":\"Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-10T09:32:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa - Wardoon","og_description":"Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa beri oo arbaco ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa. Doorashadan ka dhaceysa Jowhar ayaana aheyn mid xiiso badan loo qabo, waxaana laga sii warhayaa natiijada kasoo baxeysa iyo cida beri Baarlamaanka maamulka Hirshabelle u dooran doonaan Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Madaxweynaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-10T09:32:05+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/","name":"Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg","datePublished":"2020-11-10T09:32:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iyo-kuxigeenkiisa-hirshabelle-oo-lasii-ogyahay-cida-noqonaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa Hirshabelle oo lasii ogyahay cida noqonaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152905"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152907,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152905\/revisions\/152907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}