{"id":152959,"date":"2020-11-12T12:17:39","date_gmt":"2020-11-12T09:17:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152959"},"modified":"2020-11-12T12:17:39","modified_gmt":"2020-11-12T09:17:39","slug":"qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/","title":{"rendered":"QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Qaramada Midoobay ayaa war cusub ka soo saartay dagaalka ka socda gobolka Tigray oo ku yaalla waqooyiga dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya ciidamada federaalka iyo kuwa deegaanka Tigray ee loo yaqaano TPLF.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa marka hore lagu sheegay inay ka walaacsan tahay xaaladda dadka rayidka ah ee lagu kor dagaalamayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale QM, gaar ahaan xafiiskeeda arrimaha bani\u2019aadanimada ayaa sheegay in ha\u2019yadaha gargaarka aysan geli karin gobolka Tigray, si ay ugu gurmadaan shacabka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu xafiisku intaasi ku daray in aan gargaar sida cunnada iyo adeeg caafimaad la gaarsiin karin dadka ku go\u2019doomay dagaalkaasi.<\/p>\n<p>Is-gaarsiinta deegaanka ayaa sidoo kale meesha ka baxday, taas oo sii adkeysay xaaladda adag ee ka jirta gobolkaasi.<\/p>\n<p>Kumaan dad ah ayaa ka barakacay guryahooda, una tallaabaday wadanka Suudaan, kuwaas oo tiradooda lagu qiyaasay illaa 11,000 oo qoys, waxaana Qaramada Midoobay ay shaaca ka qaaday in tirada dadka qaxaya ay sare u kici karto maalmaha soo socda.<\/p>\n<p>Xaaladda gobolka Tigray ayaa weli u cakiran, iyada oo sii xoogeysanayaan dagaallada u dhexeeya labada dhinac, kuwaas oo dhaliyey khasaare dhimasho iyo dhaawac badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa war cusub ka soo saartay dagaalka ka socda gobolka Tigray oo ku yaalla waqooyiga dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya ciidamada federaalka iyo kuwa deegaanka Tigray ee loo yaqaano TPLF. Qoraalka ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa marka hore lagu sheegay inay ka walaacsan tahay xaaladda dadka rayidka ah ee lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152960,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaramada Midoobay ayaa war cusub ka soo saartay dagaalka ka socda gobolka Tigray oo ku yaalla waqooyiga dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya ciidamada federaalka iyo kuwa deegaanka Tigray ee loo yaqaano TPLF. Qoraalka ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa marka hore lagu sheegay inay ka walaacsan tahay xaaladda dadka rayidka ah ee lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-12T09:17:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/\",\"name\":\"QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-12T09:17:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga - Wardoon","og_description":"Qaramada Midoobay ayaa war cusub ka soo saartay dagaalka ka socda gobolka Tigray oo ku yaalla waqooyiga dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya ciidamada federaalka iyo kuwa deegaanka Tigray ee loo yaqaano TPLF. Qoraalka ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa marka hore lagu sheegay inay ka walaacsan tahay xaaladda dadka rayidka ah ee lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-12T09:17:39+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/","name":"QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg","datePublished":"2020-11-12T09:17:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201111637406636543336094.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-oo-kahadashay-dagaalka-tigrayga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"QM oo kahadashay dagaalka Tigrayga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152959"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152961,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152959\/revisions\/152961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}