{"id":152993,"date":"2020-11-13T12:21:22","date_gmt":"2020-11-13T09:21:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152993"},"modified":"2020-11-13T12:32:18","modified_gmt":"2020-11-13T09:32:18","slug":"abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/","title":{"rendered":"Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Kumeel gaar ah u magacaabay gobolka ay dhibaatada ka bilaabatay ee Tigraay.<\/p>\n<p>Gobolkaan ku yaalla waqooyiga dalka ayey dhibaatada laga cabsi qabo iney dalka dagaal sokeeye galiso ka bilaabatay, balse Dr. Mulu Nega ayaa si kumeel gaar ah loogu magacaabay inuu maamulo isla markaana soo dhiso xukuumad kumeel gaar ah.<\/p>\n<p>Markuu bilowday dagaalka u dhaxeeya gobolka ismaamulka Tigraay iyo dowladda dhexe waxey Baarlamaanka Itoobiya ku dhawaaqeen iney kala direen taliskii, waxaana xigtay in 39 sarkaal oo ka tirsanaa maamulka Tigraay xasaanadda laga qaado.<\/p>\n<p>Saraakiisha xilka qaadista lagu sameeyay waxaa ugu weyn madaxweynahii maamulkaas ee Debretsion Gebremichael, sidoo kale saraakiisha kale ee la xusi karo waxaa ka mid ah Abay Tsehaye, Amb Addisalem Balema, Getachew Reda, Atsebeha Aregawi iyo Gebregziabher Araya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153002\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/download-4.jpg\" alt=\"\" width=\"293\" height=\"172\" \/>Dr. Mulu Nega ayaa noqday madaxweynaha KMG ah ee gobolka Tigray kaasoo soo dhisaya xukuumad ku-meel gaar ah oo ka shaqeysa gobolkaas marka laga xoreeyo Maamulka TPLF.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xaaladda Itoobiya ka jirta aad ayaa looga deyrinayaa iyadoo Qaramada Midoobey ay aad uga walaacsan tahay xaaladda dadka ku nool gobolkaas ee ka qaxaya dagaallada halkaas ka socda maadaama aysan jirin waddo lagu gaarsiin karo gargaar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Kumeel gaar ah u magacaabay gobolka ay dhibaatada ka bilaabatay ee Tigraay. Gobolkaan ku yaalla waqooyiga dalka ayey dhibaatada laga cabsi qabo iney dalka dagaal sokeeye galiso ka bilaabatay, balse Dr. Mulu Nega ayaa si kumeel gaar ah loogu magacaabay inuu maamulo isla markaana soo dhiso xukuumad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152816,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Kumeel gaar ah u magacaabay gobolka ay dhibaatada ka bilaabatay ee Tigraay. Gobolkaan ku yaalla waqooyiga dalka ayey dhibaatada laga cabsi qabo iney dalka dagaal sokeeye galiso ka bilaabatay, balse Dr. Mulu Nega ayaa si kumeel gaar ah loogu magacaabay inuu maamulo isla markaana soo dhiso xukuumad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-13T09:21:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-13T09:32:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ay-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/\",\"name\":\"Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ay-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-13T09:21:22+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-13T09:32:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ay-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ay-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Kumeel gaar ah u magacaabay gobolka ay dhibaatada ka bilaabatay ee Tigraay. Gobolkaan ku yaalla waqooyiga dalka ayey dhibaatada laga cabsi qabo iney dalka dagaal sokeeye galiso ka bilaabatay, balse Dr. Mulu Nega ayaa si kumeel gaar ah loogu magacaabay inuu maamulo isla markaana soo dhiso xukuumad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-13T09:21:22+00:00","article_modified_time":"2020-11-13T09:32:18+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ay-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/","name":"Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ay-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-11-13T09:21:22+00:00","dateModified":"2020-11-13T09:32:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ay-750x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ay-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-magacaabay-gudoomiyaha-tigree-ga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Axmed oo magacaabay Gudoomiyaha Tigree-ga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152993"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152993"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153004,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152993\/revisions\/153004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152816"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}