{"id":152998,"date":"2020-11-13T12:28:50","date_gmt":"2020-11-13T09:28:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152998"},"modified":"2020-11-13T12:28:50","modified_gmt":"2020-11-13T09:28:50","slug":"amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/","title":{"rendered":"Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray"},"content":{"rendered":"<p>Amnesty International ay shaacisay inay xaqiijisay xasuuq ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaasoo ay sheegtay in lagu dilay dad badan oo ay suuragal tahay inay gaadhayaan boqollaal ruux.<\/p>\n<p>Amnesty ayaa sheegtay sawirro iyo muuqaallo laga soo qaaday meydad oo la soo gaadhsiiyay ay u adeegsatay qalabka satellite-ka ayna xaqiijisay in waqtigooda uu yahay 9-kii bishan November.<\/p>\n<p>Goobta uu xasuuqaas ka dhacay ayey hayaddu ku sheegtay magaalada Mai-Kadra oo ku taalla dhinaca galbeed ee gobolka Tigray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xaqiijinnay xasuuq loo geystay dad shacab ah oo aad u badan, kuwaasoo u muuqday inay yihiin dad magaalada ka xamaasha oo aan sinaba ugu lug lahayn howl-galka milatari ee socda. Tani waa musiibo naxdin leh oo inta ay la egtahay uu sheegi karo waqtiga oo kaliya maadaama adeeggii isgaarsiinta ee gobolka Tigray uu wali xiran yahay,\u201d ayuu yidhi Deprose Muchena, oo ah agaasimaha Amnesty International ee Bariga iyo Koonfurta Afrika.<\/p>\n<p>Sarkaalka u hadlay hay\u2019adda ayaa dalbaday in sida ugu dhakhsiyaha badan dib loogu fasaxo khadka isgaarsiinta ee deegaankaas.<\/p>\n<p>\u201cDowladdu waa inay dib u soo celiso isgaarsiinta gobolka Tigray si wax looga ogaado ficillada ay milatarigeeda ka sameynayaan gobolka, loolana xisaabtamo, iyo sidoo kale in la xaqiijiyo adeegyada bani\u2019aadannimo ee ay sameynayaan hayadaha gargaarka iyo kuwa kormeera xuquuqda aadanaha. Amnesty International waxay si walbaba sii wadi doontaa inay wax kasta u adeegsato diiwaangalinta lagu sameynayo xaaladda iyo soo bandhigidda xadgudubyada ay sameynayaan dhinacyada uu dagaalka u dhaxeeyo.\u201d Ayuu sii raaciyay hadalkiisa.<\/p>\n<p>Rai\u2019sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa ku eedeeyay xoogagga Tigrey inay Isniintii fuliyeen xasuuqan, ayna dad laayeen dad shacab ah oo ka soo jeeda qowmiyadaha kale ee Itoobiya, hase ahaatee ciidamada TPLF ayaa beeniyey iney geysteen wax xasuuq ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amnesty International ay shaacisay inay xaqiijisay xasuuq ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaasoo ay sheegtay in lagu dilay dad badan oo ay suuragal tahay inay gaadhayaan boqollaal ruux. Amnesty ayaa sheegtay sawirro iyo muuqaallo laga soo qaaday meydad oo la soo gaadhsiiyay ay u adeegsatay qalabka satellite-ka ayna xaqiijisay in waqtigooda uu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amnesty International ay shaacisay inay xaqiijisay xasuuq ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaasoo ay sheegtay in lagu dilay dad badan oo ay suuragal tahay inay gaadhayaan boqollaal ruux. Amnesty ayaa sheegtay sawirro iyo muuqaallo laga soo qaaday meydad oo la soo gaadhsiiyay ay u adeegsatay qalabka satellite-ka ayna xaqiijisay in waqtigooda uu yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-13T09:28:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/XASUUQ-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"454\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/\",\"name\":\"Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/XASUUQ-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-13T09:28:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/XASUUQ-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/XASUUQ-1.jpg\",\"width\":454,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray - Wardoon","og_description":"Amnesty International ay shaacisay inay xaqiijisay xasuuq ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaasoo ay sheegtay in lagu dilay dad badan oo ay suuragal tahay inay gaadhayaan boqollaal ruux. Amnesty ayaa sheegtay sawirro iyo muuqaallo laga soo qaaday meydad oo la soo gaadhsiiyay ay u adeegsatay qalabka satellite-ka ayna xaqiijisay in waqtigooda uu yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-13T09:28:50+00:00","og_image":[{"width":454,"height":338,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/XASUUQ-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/","name":"Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/XASUUQ-1.jpg","datePublished":"2020-11-13T09:28:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/XASUUQ-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/XASUUQ-1.jpg","width":454,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-oo-sheegtay-in-xasuuq-ka-dhacay-gobolka-tigray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amnesty oo sheegtay in xasuuq ka dhacay gobolka Tigray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152998"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153000,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152998\/revisions\/153000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}