{"id":153125,"date":"2020-11-18T15:48:41","date_gmt":"2020-11-18T12:48:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153125"},"modified":"2020-11-18T15:48:41","modified_gmt":"2020-11-18T12:48:41","slug":"daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153127\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png\" alt=\"\" width=\"738\" height=\"494\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png 738w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19-300x201.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19-696x466.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19-627x420.png 627w\" sizes=\"(max-width: 738px) 100vw, 738px\" \/>Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa u jawaabay musharixiinta Madaxwehnaha Soomaaliya &amp; Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeestay Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mahdi Guuleed oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday tiyaatarka Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilaawday fulinta heshiiskii doorashada oo ay qeyb ka ahaayeen Magacaabista Guddiyada doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Isaga oo ka jawaabayay cabashada musharixiinta &amp; Xubnaha mucaaradka ee ku aadan in guddiyada doorashooyinka laga soo xulay Hay\u2019adda NISA &amp; Madaxtooyada ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo talada kaliya ee ku lahaa uu ahaa in heshiiska doorashada Baarlamaanka la horgeeyo.<\/p>\n<p>\u201c Heshiiska doorashada ha noqdo sharci lagu wada Shaqeeyo qof walba oo siyaasi ah oo taageero lehna ay halkaasi ku cabiraan in dalka sharci kajiro, waxaana taasi ay ku tusuneysaa in dalkaan uu shaci leeyahay cidii ixtiraami weysana hay\u2019adaha dowladda ayay u taallaa ayuu yiri\u201d Mahdi Guuleed.<\/p>\n<p>Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in dadka Soomaaliyeed ay qabiil ka koreen ayna ogaadeen dowladnimada waxaa ay tahay, isla markaana uusan meel garsiin Karin.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in Dalkaan lagu Maamulayo sharci balse aan lagu mamuleyn fowdo lagana gudbay xilligii qabiilka iyo awooda wax lagu raadin jiray rabshadna lagu abuuri jiray<\/p>\n<p>\u201c Ummada Sooaaliyeed waa ay ka gudubtay qabiil iyo xilligii lagu Owr ksan jiray oo macaash lagu raadin jiray, waxaana ay fahMeen dowladnimada waxaa ay tahay ayuu yiri \u201c Mahdi Guuleed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xtshmMSCI6c\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa u jawaabay musharixiinta Madaxwehnaha Soomaaliya &amp; Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeestay Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya. Mahdi Guuleed oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday tiyaatarka Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilaawday fulinta heshiiskii doorashada oo ay qeyb ka ahaayeen Magacaabista Guddiyada doorashooyinka dalka. Isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153125","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa u jawaabay musharixiinta Madaxwehnaha Soomaaliya &amp; Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeestay Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya. Mahdi Guuleed oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday tiyaatarka Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilaawday fulinta heshiiskii doorashada oo ay qeyb ka ahaayeen Magacaabista Guddiyada doorashooyinka dalka. Isaga oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-18T12:48:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/\",\"name\":\"DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png\",\"datePublished\":\"2020-11-18T12:48:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa u jawaabay musharixiinta Madaxwehnaha Soomaaliya &amp; Xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeestay Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya. Mahdi Guuleed oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday tiyaatarka Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilaawday fulinta heshiiskii doorashada oo ay qeyb ka ahaayeen Magacaabista Guddiyada doorashooyinka dalka. Isaga oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-18T12:48:41+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/","name":"DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png","datePublished":"2020-11-18T12:48:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-19.png"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-waa-laga-gudbay-xilligii-qabiil-dadka-lagu-owrkacsan-jiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Mahdi Guuleed\u201d Waa laga gudbay xilligii qabiil dadka lagu Owrkacsan jiray\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153125"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153128,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153125\/revisions\/153128"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}