{"id":153136,"date":"2020-11-19T12:17:23","date_gmt":"2020-11-19T09:17:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153136"},"modified":"2020-11-19T12:17:23","modified_gmt":"2020-11-19T09:17:23","slug":"axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/","title":{"rendered":"Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153138\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1917\" height=\"1447\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg 1917w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2-300x226.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2-1024x773.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2-768x580.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2-1536x1159.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2-696x525.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2-1068x806.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2-556x420.jpg 556w\" sizes=\"(max-width: 1917px) 100vw, 1917px\" \/><br \/>\nDowladda Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay qoraal horey uga soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda oo ay taageero ugu muujisay dowladda Ethiopia oo dagaal kula jirta xisbiga TPLF ee maamula gobolka Tigray ee dalkaas.<\/p>\n<p>Qoraalkaas, oo lasoo dhigay bogga website-ka rasmiga ah ee wasaaradda iyo sidoo kale cinwaanka twitter-ka ee wasaaradda ayaa lagu yiri \u201cSoomaaliya waxay xaqiijineysaa inay ku garab taagan tahay dowladda Ethiopia ee uu hoggaamiyo ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed ilaalinta nidaamka dastuuriga ah iyo midnimada dhuleed ee Ethiopia.\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba saacado kadib qoraalkaas ayaa laga saaray twitter-ka iyo bogga wasaaradda, waxaana kadib qoraal soo saaray wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo lagu beeniyey qoraalka hore.<\/p>\n<p>Qoraalka oo uu Cawad soo dhigay cinwaankiisa shakhsiga ah ee twitter ayuu ku yiri \u201cWaxana caddeynayaa inuusan jirin qoraal rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda oo ku saabsan xaaladda Ethiopia. Qoraalka la wareejinayo ma matalo aragtida dowladda Soomaalioya, sidaas darteed ma ahan mid sax ah.\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153137\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-20.png\" alt=\"\" width=\"567\" height=\"256\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-20.png 567w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-20-300x135.png 300w\" sizes=\"(max-width: 567px) 100vw, 567px\" \/><\/p>\n<p>Inkasta oo wasiirka uu beeniyey sax ahaanshaha qoraalka, haddana ma uusan sheegin sababta qoraal aan sax ahayn loogu soo dabaacay website-ka iyo twitter-ka rasmiga ah ee wasaaradda.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in sababta qoraalka looga laabtay ay tahay dalab ka yimid xukuumadda Ethiopia, oo lasoo hadashay xukuumadda Soomaaliya, taasi oo dalbatay qoraal kasii adag midka la tiray, oo dad badan la yaabeen sida Soomaaliya u taageertay dagaal ka dhex socda dal kale gudihiisa.<\/p>\n<p>Inkasta oo Soomaaliya ay qoraalka si cad ugu sheegtay inay la safan tahay xukuumadda Abiy Ahmed, haddana Abiy ayaa la sheegay inuu kasoo horjeestay qeyb qoraalka ka mid ah oo ku baaqaya in xiisadda wada-hadal lagu dhameeyo, wuxuuna u arkay qoraal dabacsan.<\/p>\n<p>Abiy ayaa la sheegay inuu doonayo taageero buxuda, oo aan la socon wax baaq wada-hadal ama nabad ah, waxaana la filayaa in dowladda Soomaaliya ay soo saarto qoraal kasii adag midka ay tirtay, taasi oo ku tuseysa heerka awoodda uu Abiy uu ku leeyahay dalkeenna.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153139\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/EnIovG3WMAANHtN.jpeg\" alt=\"\" width=\"655\" height=\"1072\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/EnIovG3WMAANHtN.jpeg 655w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/EnIovG3WMAANHtN-183x300.jpeg 183w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/EnIovG3WMAANHtN-626x1024.jpeg 626w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/EnIovG3WMAANHtN-257x420.jpeg 257w\" sizes=\"(max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153140\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1700\" height=\"2200\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1.jpg 1700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1-791x1024.jpg 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1-768x994.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1-1583x2048.jpg 1583w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1-696x901.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1-1068x1382.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ethiopia-1-1-1-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 1700px) 100vw, 1700px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay qoraal horey uga soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda oo ay taageero ugu muujisay dowladda Ethiopia oo dagaal kula jirta xisbiga TPLF ee maamula gobolka Tigray ee dalkaas. Qoraalkaas, oo lasoo dhigay bogga website-ka rasmiga ah ee wasaaradda iyo sidoo kale cinwaanka twitter-ka ee wasaaradda ayaa lagu yiri \u201cSoomaaliya waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay qoraal horey uga soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda oo ay taageero ugu muujisay dowladda Ethiopia oo dagaal kula jirta xisbiga TPLF ee maamula gobolka Tigray ee dalkaas. Qoraalkaas, oo lasoo dhigay bogga website-ka rasmiga ah ee wasaaradda iyo sidoo kale cinwaanka twitter-ka ee wasaaradda ayaa lagu yiri \u201cSoomaaliya waxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-19T09:17:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1917\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1447\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/\",\"name\":\"Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-19T09:17:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg\",\"width\":1917,\"height\":1447},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay qoraal horey uga soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda oo ay taageero ugu muujisay dowladda Ethiopia oo dagaal kula jirta xisbiga TPLF ee maamula gobolka Tigray ee dalkaas. Qoraalkaas, oo lasoo dhigay bogga website-ka rasmiga ah ee wasaaradda iyo sidoo kale cinwaanka twitter-ka ee wasaaradda ayaa lagu yiri \u201cSoomaaliya waxay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-19T09:17:23+00:00","og_image":[{"width":1917,"height":1447,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/","name":"Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg","datePublished":"2020-11-19T09:17:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Cawad-2.jpg","width":1917,"height":1447},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-ciise-cawad-oo-ka-laabtay-qoraalkii-uu-kasoo-saaray-dagaalka-abiy-iyo-tigray-ga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Ciise Cawad oo ka laabtay qoraalkii uu kasoo saaray dagaalka Abiy iyo Tigray-ga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153136"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153141,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153136\/revisions\/153141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}