{"id":153142,"date":"2020-11-19T12:21:17","date_gmt":"2020-11-19T09:21:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153142"},"modified":"2020-11-19T12:21:17","modified_gmt":"2020-11-19T09:21:17","slug":"guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/","title":{"rendered":"Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153143\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><br \/>\nTaliye ku-xiggeenkii hore ee hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka Ismaaciil Daahir oo warbaahinta wareysi siiyay ayaa ka hadlay doodda ka taagan guddiyada doorashada iyo wax ka jira in ay ka mid yihii xubno ka tirsan hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka.<\/p>\n<p>Ismaaciil Daahir ayaa sheegay in guddiyada la magacaabay in ay jiraan sida uu hadalka u dhigay shaqsiyaad ka tirsan hay\u2019adda Nabad-sugida oo uu si gaar ah u garanayo\u2019\u2019 ilaa shan qof oo aan Anniga si gaar ah u garanayo ayaa ku jira guddiyada heer federaal iyo kuwa dowladda gobolleedyada intaba.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay cadeymaha uu u hayo in ay guddiyada ka tirsan yihiin shaqsiyaad uu garanayo oo NISA ka tirsan ayuu yiri\u2019\u2019 Waa leys yaqaannaa shanta ruux ee aan kuu sheegay waliba waa shan ruux oo saraakiil Nabad-sugida ka tirsan ah, haddii ay shaqada ka taggeen oo ay hadda dad shacab ah yihiinna dowladda ayaa laga rabaa in ay cadeyntaa la timaado.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in ujeedada guddiyadan dhalinyarrada u badan loo magacaabay tahay in awood u sheegtaan islamarkaana maquuniyaan sida uu hadalka u dhigay Ergada beelaha ee dooranaya xildhibaan si markaa shaqsiga ay dowladda wadato loo soo saaro.<\/p>\n<p>Dhinaca kale mar uu ka hadlayay hadalkii ra\u2019iisal Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya uu shalay ka sheegay Tayaatarka Qaranka wuxuu sheegay Ismaaciil Daahir in hadalkaasi uu hor dhac u yahay qorshaha ay dowladdu wadato ee ah in doorashada lagu shubto.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waad ogtihiin maamul gobolleedyada uu soo qaatay ee Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug doorashooyinkii ka dhacay waxey ahaayeen kuwo ay dowladdu maamuleysay xubnihii ay dowladda waatayna ku soo baxeen, marka wixii Uurka ku jira Afka ayaa Dafa ayeey Soomaalidu ku maahmaadaa, sidaa daraadeed Ra&#8217;iisal Wasaaraha ayaa cadeeyay sida ay doorahada ka damacsan yihiin\u2019\u2019ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda ku adkeysaneysa in guddiyadan noqon doonaan kuwa maamulaya doorashada, halka mucaaradku-na ay ku doodayaan in aysan ka qeybgali doonin doorasho ay dowladdu iskeed u maamulaneyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye ku-xiggeenkii hore ee hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka Ismaaciil Daahir oo warbaahinta wareysi siiyay ayaa ka hadlay doodda ka taagan guddiyada doorashada iyo wax ka jira in ay ka mid yihii xubno ka tirsan hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka. Ismaaciil Daahir ayaa sheegay in guddiyada la magacaabay in ay jiraan sida uu hadalka u dhigay shaqsiyaad ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliye ku-xiggeenkii hore ee hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka Ismaaciil Daahir oo warbaahinta wareysi siiyay ayaa ka hadlay doodda ka taagan guddiyada doorashada iyo wax ka jira in ay ka mid yihii xubno ka tirsan hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka. Ismaaciil Daahir ayaa sheegay in guddiyada la magacaabay in ay jiraan sida uu hadalka u dhigay shaqsiyaad ka tirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-19T09:21:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/\",\"name\":\"Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-19T09:21:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan - Wardoon","og_description":"Taliye ku-xiggeenkii hore ee hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka Ismaaciil Daahir oo warbaahinta wareysi siiyay ayaa ka hadlay doodda ka taagan guddiyada doorashada iyo wax ka jira in ay ka mid yihii xubno ka tirsan hay\u2019adda Nabad-sugida Qaranka. Ismaaciil Daahir ayaa sheegay in guddiyada la magacaabay in ay jiraan sida uu hadalka u dhigay shaqsiyaad ka tirsan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-19T09:21:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/","name":"Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg","datePublished":"2020-11-19T09:21:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201119637413521239594652.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiyada-doorashada-waxaa-ku-jira-shan-ruux-oo-nabad-sugida-ka-tirsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiyada Doorashada waxaa ku jira Shan Ruux oo Nabad-sugida ka tirsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153142"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153144,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153142\/revisions\/153144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}