{"id":153221,"date":"2020-11-20T16:05:02","date_gmt":"2020-11-20T13:05:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153221"},"modified":"2020-11-20T16:05:02","modified_gmt":"2020-11-20T13:05:02","slug":"bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/","title":{"rendered":"Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153222\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/67D27FCB-9AB6-47F0-B1F3-D886CC725088_cx1_cy26_cw49_w1023_r1_s.jpg\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/67D27FCB-9AB6-47F0-B1F3-D886CC725088_cx1_cy26_cw49_w1023_r1_s.jpg 1023w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/67D27FCB-9AB6-47F0-B1F3-D886CC725088_cx1_cy26_cw49_w1023_r1_s-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/67D27FCB-9AB6-47F0-B1F3-D886CC725088_cx1_cy26_cw49_w1023_r1_s-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/67D27FCB-9AB6-47F0-B1F3-D886CC725088_cx1_cy26_cw49_w1023_r1_s-696x391.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/67D27FCB-9AB6-47F0-B1F3-D886CC725088_cx1_cy26_cw49_w1023_r1_s-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa bayaan ay xalay soo saareen waxa ay si aad iskugu dul-taageen in guddiyada iyo hannaanka doorashada Soomaaliya ay noqdaan kuwo ay dhamaan dhinacyadu raalli ka yihiin.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa lagu yiri: \u201cArrimaha ku saabsan codeynta\/doorashada 2020\/21 ee heer federaal, waxaan carrabka ku adkeynaynaa muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo jawiga wadar-oggolka kaas oo horseeday heshiisyo la gaaray intii lagu guda jiray wadatashiyadii u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad Goboleedyada ee ka kala dhacay Dhusamareeb iyo Muqdisho\u201d. Waxaan dhiirigalinaynaa bey yiraahdeen \u201cwadahadal waara oo ku jaan-go\u2019an habka-shaqo ee u degsan Golaha Wadatashiga Qaranka, wadahadalkaas oo lala yeesho saamilayda kale ee muhiimka ah si geedi-socodka doorashada loogusii ilaaliyo tubtiisa, uuna u noqdo mid loo wada dhanyahay\u201d<\/p>\n<p>Waxaan si gaar ah u sii adkeynaynaa -baa bayaanka ay beesha caalamku soo sareen lagu yiri- \u201cin xaqiijinta wadar-oggol laga gaaro dhismaha guddiyada maamulka doorashooyinka, oo ay tahay in boqolkiiba 30 ay ku jiraan matalaadda haweenka, iyo xal laga gaaro khilaafaadka ku saabsan sida codbixinta doorashada federaalka uga dhacayso gobolka Gedo iyo [xal u helidda] kuraasta loo qoondeeyey beelaha Somaliland, ay muhiim u yihiin daahfurnaanta, sharciyadda, suurtagalnimada iyo hirgelin waqtigeeda ku dhacda ee geedi-socodka doorashada. Waxaan ugu baaqeynaa madaxda DFS iyo DGXF, guddiyada maamulka doorashooyinka, odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ah inay qaadaan dhamaan talaabooyinka lagama maarmaanka ah si loo xaqiijiyo in ugu yaraan boqolkiiba 30 Xildhibaanada iyo Senetarada ka imaanaya beel kasta ay yihiin haween isla markaana doorashadu ku dhacdo waqtigeeda.<\/p>\n<p>Waxaan sii wadi doonnaa in aan la shaqayno dhamaan saamilayda Soomaaliyeed si aan ugu doodno hirgelin hufan oo la hirgeliyo doorasho federal ah oo nabdoon, lagu kalsoonyahay oo ay hogaankeeda leeyihiin dadka Soomaaliyeed, taas oo ku salaysan wadar-oggol iyo ballan-qaadyadii uu sameeyay Golaha Wadatashiga Qaranka.<\/p>\n<p>Bayaankan waxaa si wadajir ah usoo saaray * Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Canada, Denmark, Jabuuti, Itoobiya, Midowga Yurub, Finland, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Holand, Norway, Qadar, Iswiidhan, Iswisarland, Turkey, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka, iyo Qaramada Midoobay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beesha Caalamka ayaa bayaan ay xalay soo saareen waxa ay si aad iskugu dul-taageen in guddiyada iyo hannaanka doorashada Soomaaliya ay noqdaan kuwo ay dhamaan dhinacyadu raalli ka yihiin. Bayaanka ayaa lagu yiri: \u201cArrimaha ku saabsan codeynta\/doorashada 2020\/21 ee heer federaal, waxaan carrabka ku adkeynaynaa muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo jawiga wadar-oggolka kaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beesha Caalamka ayaa bayaan ay xalay soo saareen waxa ay si aad iskugu dul-taageen in guddiyada iyo hannaanka doorashada Soomaaliya ay noqdaan kuwo ay dhamaan dhinacyadu raalli ka yihiin. Bayaanka ayaa lagu yiri: \u201cArrimaha ku saabsan codeynta\/doorashada 2020\/21 ee heer federaal, waxaan carrabka ku adkeynaynaa muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo jawiga wadar-oggolka kaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-20T13:05:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Beesha-Caalamka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"451\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/\",\"name\":\"Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Beesha-Caalamka.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-20T13:05:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Beesha-Caalamka.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Beesha-Caalamka.jpg\",\"width\":660,\"height\":451},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay - Wardoon","og_description":"Beesha Caalamka ayaa bayaan ay xalay soo saareen waxa ay si aad iskugu dul-taageen in guddiyada iyo hannaanka doorashada Soomaaliya ay noqdaan kuwo ay dhamaan dhinacyadu raalli ka yihiin. Bayaanka ayaa lagu yiri: \u201cArrimaha ku saabsan codeynta\/doorashada 2020\/21 ee heer federaal, waxaan carrabka ku adkeynaynaa muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo jawiga wadar-oggolka kaas oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-20T13:05:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":451,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Beesha-Caalamka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/","name":"Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Beesha-Caalamka.jpg","datePublished":"2020-11-20T13:05:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Beesha-Caalamka.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Beesha-Caalamka.jpg","width":660,"height":451},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bulshada-caalamka-oo-diiday-gudidii-doorashada-uu-farmaajo-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bulshada Caalamka oo diiday gudidii doorashada uu Farmaajo magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153221"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153224,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153221\/revisions\/153224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}