{"id":153339,"date":"2020-11-22T16:32:25","date_gmt":"2020-11-22T13:32:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153339"},"modified":"2020-11-22T16:32:25","modified_gmt":"2020-11-22T13:32:25","slug":"gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153340\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg 700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage-300x171.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage-696x398.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Khilaafka ka dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Labada Gudoomiye Baarlamaanka Dalka leeyahay ay culeys gelin karto Ololahiisa dib udoorashada.<\/p>\n<p>Sida la leeyahay Dawlada hadda Talada Heysa waxay wajaheysaa Cadaadisyo dhowr ah oo kaga imaanaya dhinaca Murashaxiinta Mucaaradka.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa cadeeyey Mowqifkiisa ah sida Villa Soomaaliya ugu tumaneyso Dastuurka Dalka u yaalla.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Guddiga Doorashada Xubnaha Gobollada Wuqooyi ka imaanaya uu isaga xaq ulahaa inuu magacaabo balse lagu tix gelin waayey.<\/p>\n<p>Waayeelka Labaatanka sano ka badan Soomaaliya siyaasadeeda kusoo jiray ayaa iska diiday Damaca Farmaajo ee dib udoorashadiisa iyadoo ismari waaga ka dhex jira uu daaha kasoo hormaray.<\/p>\n<p>Sidoo kale Afhayeenka Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa lasoo sheegayaa inuusan ku qancin Qorshaha Farmaajo ayna waxyaabo la isku ogaa wax ka duwan uu bilaabay.<\/p>\n<p>Kulankii Jimcihii Guuleed iyo Mursal dhexmaray ayaa Madaxweyne Farmaajo uu ka dhigay mid khilaafka sii cusleeyey,waxaana dhawaan Gudoomiye Mursal uu la kulmi doonaa Labo Shariif,Labo Xasan iyo Qawaamuurta Kale oo C\/raxmaan C\/shakuur ka mid yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Khilaafka ka dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Labada Gudoomiye Baarlamaanka Dalka leeyahay ay culeys gelin karto Ololahiisa dib udoorashada. Sida la leeyahay Dawlada hadda Talada Heysa waxay wajaheysaa Cadaadisyo dhowr ah oo kaga imaanaya dhinaca Murashaxiinta Mucaaradka. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa cadeeyey Mowqifkiisa ah sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153340,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Khilaafka ka dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Labada Gudoomiye Baarlamaanka Dalka leeyahay ay culeys gelin karto Ololahiisa dib udoorashada. Sida la leeyahay Dawlada hadda Talada Heysa waxay wajaheysaa Cadaadisyo dhowr ah oo kaga imaanaya dhinaca Murashaxiinta Mucaaradka. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa cadeeyey Mowqifkiisa ah sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-22T13:32:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/\",\"name\":\"Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-22T13:32:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg\",\"width\":700,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday - Wardoon","og_description":"Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Khilaafka ka dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Labada Gudoomiye Baarlamaanka Dalka leeyahay ay culeys gelin karto Ololahiisa dib udoorashada. Sida la leeyahay Dawlada hadda Talada Heysa waxay wajaheysaa Cadaadisyo dhowr ah oo kaga imaanaya dhinaca Murashaxiinta Mucaaradka. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa cadeeyey Mowqifkiisa ah sida [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-22T13:32:25+00:00","og_image":[{"width":700,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/","name":"Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg","datePublished":"2020-11-22T13:32:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/pjimage.jpg","width":700,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-mursal-iyo-farmaajo-oo-kala-booday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Mursal iyo Farmaajo oo kala booday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153339"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153339"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153341,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153339\/revisions\/153341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}