{"id":153342,"date":"2020-11-22T22:55:40","date_gmt":"2020-11-22T19:55:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153342"},"modified":"2020-11-22T22:55:40","modified_gmt":"2020-11-22T19:55:40","slug":"daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay Maanta Jawaanno khaad ah oo ay kusoo qabteen howlgallo ay Ciidanku ka sameeyeen Gobolka Banaaadir, waxaana gacanta lagu soo dhigay in ka badan 250 jawaan.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliska oo howlgallo sameeyay ayaa Saldhig Galbeed Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir ku gubay Khaadka, waxaana sidoo kale ay Ciidanku gacanta kusoo dhigeen 6 gaari iyo 5 Doomood , kuwaasi oo lagu soo daabulay Jaadkaan oo ah mid aad u tira badan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Duudishe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in in Ciidanka Boolisku ay howlgaladaan sameeyeen waqtiyo kala duwan.<\/p>\n<p>Ganacsatada Soomaaliyeed ayuu digiin u diray Afhayeenka Booiska Soomaaliyeed, waaxaana uu ugu baaqay in khaadka dalka sida sharcidarrada ah lagu soo galinayo ay tallaabo ka qaafdi doonaan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa Xayiraad saartay Jaadka ka imaan jiray dalka Kenya, waxaana horay goobo fagaare ah lagu gubay tiro Jawaanno Jaad ah oo Ciidanka Boolisku ay gacanta kusoo dhigeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Vip2-aTwsqg\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay Maanta Jawaanno khaad ah oo ay kusoo qabteen howlgallo ay Ciidanku ka sameeyeen Gobolka Banaaadir, waxaana gacanta lagu soo dhigay in ka badan 250 jawaan. Ciidanka Booliska oo howlgallo sameeyay ayaa Saldhig Galbeed Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir ku gubay Khaadka, waxaana sidoo kale ay Ciidanku gacanta kusoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153343,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay Maanta Jawaanno khaad ah oo ay kusoo qabteen howlgallo ay Ciidanku ka sameeyeen Gobolka Banaaadir, waxaana gacanta lagu soo dhigay in ka badan 250 jawaan. Ciidanka Booliska oo howlgallo sameeyay ayaa Saldhig Galbeed Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir ku gubay Khaadka, waxaana sidoo kale ay Ciidanku gacanta kusoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-22T19:55:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"481\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-27.png\",\"datePublished\":\"2020-11-22T19:55:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-27.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-27.png\",\"width\":681,\"height\":481},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay Maanta Jawaanno khaad ah oo ay kusoo qabteen howlgallo ay Ciidanku ka sameeyeen Gobolka Banaaadir, waxaana gacanta lagu soo dhigay in ka badan 250 jawaan. Ciidanka Booliska oo howlgallo sameeyay ayaa Saldhig Galbeed Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir ku gubay Khaadka, waxaana sidoo kale ay Ciidanku gacanta kusoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-22T19:55:40+00:00","og_image":[{"width":681,"height":481,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-27.png","datePublished":"2020-11-22T19:55:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-27.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Capture-27.png","width":681,"height":481},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaad-farabadan-oo-lagu-gubay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qaad Farabadan Oo Lagu Gubay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153342"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153344,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153342\/revisions\/153344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}