{"id":153348,"date":"2020-11-23T12:10:41","date_gmt":"2020-11-23T09:10:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153348"},"modified":"2020-11-23T12:10:41","modified_gmt":"2020-11-23T09:10:41","slug":"cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/","title":{"rendered":"Cabdi Xaanshi &#8221; Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153349\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg 510w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/>Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa mar kale eedeyn u jeediyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna kasoo horjeestay guddiyada doorashada ee dowlada Magacawday.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi ayaa sheegay in jiray maalmahan Khilaaf kala dhaxeeyay Madaxtoyada, waxa uuna xusay in khilaafka salka ku hayay in uu diidanaa in xafiisyada Madaxweynaha, kan Ra\u2019isul Wasaaraha iyo taliska NISA laga soo magacaabo xubnaha guddiga doorashooyinka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in sababta ugu weyn ee khilaafka uu yahay markii Xafiisyada Madaxweynaha , Ra\u2019iisul Wasaaraha &amp; Taliska NISA laga soo xulay xubnaha Guddiyada doorashooyinka si loo majaxaabiyo Arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Gudoomiyaha Aqalka sare in Madaxtooyada Soomaaliya ay dooneyso in ay boob iyo maja xaabin ku sameyso doorashooyinka dalka gaar ahaan Xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi.<br \/>\n\u201cDoorashooyinka Xildhibaannada Gobolada Waqooyi kama duwana kuwa ay dowlad goboleedyada soo sameysanaya, waxaana xaq u leh inay kamid noqdaan kuwo siyaasiyiin ah oo dowladda kujira iyo kuwa aan ku irin, balse waxaad moodaa in la gacan bidixeynayo oo la doonayo in dhinac kale loo weeciyo ayuu yiri\u201d Guddoomiyaha Aqalka sare.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyey Farmaajo in uu si toos ah u jebiyay shuruuc dalka u yaalla, waxaana uu sheegay in Xukuumaddii Kheyre oo markii hore sharci darro lagu riday, hadana ku sime sharci daro ah oo kamid ahaa Xukuumadii dhacday magacaabay Farmaajo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa si weyn uga soo horjeeda habka Xukuumada u maamuleyso doorashada, waxa uuna dhawaan magacaabay guddiyada doorashooyinka ee soo xulaya Xildhibaanada Waqooyi, iyadoona horey xukuumada guddiyo kale magacawday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa mar kale eedeyn u jeediyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna kasoo horjeestay guddiyada doorashada ee dowlada Magacawday. Cabdi Xaashi ayaa sheegay in jiray maalmahan Khilaaf kala dhaxeeyay Madaxtoyada, waxa uuna xusay in khilaafka salka ku hayay in uu diidanaa in xafiisyada Madaxweynaha, kan Ra\u2019isul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153349,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Xaanshi &#039;&#039; Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah&#039;&#039; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Xaanshi &#039;&#039; Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah&#039;&#039; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa mar kale eedeyn u jeediyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna kasoo horjeestay guddiyada doorashada ee dowlada Magacawday. Cabdi Xaashi ayaa sheegay in jiray maalmahan Khilaaf kala dhaxeeyay Madaxtoyada, waxa uuna xusay in khilaafka salka ku hayay in uu diidanaa in xafiisyada Madaxweynaha, kan Ra\u2019isul [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-23T09:10:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/\",\"name\":\"Cabdi Xaanshi '' Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah'' - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-23T09:10:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Xaanshi &#8221; Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Xaanshi '' Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah'' - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Xaanshi '' Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah'' - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa mar kale eedeyn u jeediyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna kasoo horjeestay guddiyada doorashada ee dowlada Magacawday. Cabdi Xaashi ayaa sheegay in jiray maalmahan Khilaaf kala dhaxeeyay Madaxtoyada, waxa uuna xusay in khilaafka salka ku hayay in uu diidanaa in xafiisyada Madaxweynaha, kan Ra\u2019isul [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-23T09:10:41+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/","name":"Cabdi Xaanshi '' Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah'' - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg","datePublished":"2020-11-23T09:10:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416873152322134.jpg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaanshi-farmaajo-wuxuu-jabiyay-qoddobo-sharci-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Xaanshi &#8221; Farmaajo wuxuu jabiyay qoddobo sharci ah&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153348"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153348"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153350,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153348\/revisions\/153350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}