{"id":153461,"date":"2020-11-25T13:11:07","date_gmt":"2020-11-25T10:11:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153461"},"modified":"2020-11-25T13:11:07","modified_gmt":"2020-11-25T10:11:07","slug":"xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/","title":{"rendered":"Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153462\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1-300x179.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u dhaleeceeyey shirarka Muqdisho uga socdo musharraxiinta mucaaradka ee diidan guddiyada doorashooyinka.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa sheegay in shirkan uusan aheyn mid xalaal ah oo aysan ka soo bixi doonin natiijo dan u ah shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay iney ku kulmeen shaqsiyaad Kursi doon ah oo kaliya.<\/p>\n<p>\u201cMadaxda qaar ee shirka fadhiso horey ayaa loo soo tijaabiyey wax ay dalkan u qabteen malaha\u201d ayuu yiri Xaaf oo si gaar ah farta ugu fiiqay Xasan Cali Khayre RW hore ee Somalia.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cShirka ka socda Muqdisho xalaalba maahane muxuu shir ka noqonayaa, Hadiiba ay ka qeyb galayaan shaqsiyaad uu ka mid yahay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo inta Ciidamo ii dalbaday xilkeygii iga soo ceyrsadey\u201d ayuu yiri Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayey diidmada ay musharaxiintu ka muujinayeen guddiyada doorashooyinka ayuu sheegay Xaaf in kaliya ay wadaan mar-marsiiyo iyo inay carqaladeeyaan doorashada soo socota.<\/p>\n<p>\u201cWaala wada ogaa sidii ay ahaayeen guddiyadii uu sanadkii 2016 magacaabay Xasan Sheekh oo ay ku jireen shaqaale ka tirsanaa xafiiskiisa\u201d ayuu yiri Xaaf.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u dhaleeceeyey shirarka Muqdisho uga socdo musharraxiinta mucaaradka ee diidan guddiyada doorashooyinka. Xaaf ayaa sheegay in shirkan uusan aheyn mid xalaal ah oo aysan ka soo bixi doonin natiijo dan u ah shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay iney ku kulmeen shaqsiyaad Kursi doon ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u dhaleeceeyey shirarka Muqdisho uga socdo musharraxiinta mucaaradka ee diidan guddiyada doorashooyinka. Xaaf ayaa sheegay in shirkan uusan aheyn mid xalaal ah oo aysan ka soo bixi doonin natiijo dan u ah shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay iney ku kulmeen shaqsiyaad Kursi doon ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-25T10:11:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/\",\"name\":\"Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-25T10:11:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u dhaleeceeyey shirarka Muqdisho uga socdo musharraxiinta mucaaradka ee diidan guddiyada doorashooyinka. Xaaf ayaa sheegay in shirkan uusan aheyn mid xalaal ah oo aysan ka soo bixi doonin natiijo dan u ah shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay iney ku kulmeen shaqsiyaad Kursi doon ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-25T10:11:07+00:00","og_image":[{"width":640,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/","name":"Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg","datePublished":"2020-11-25T10:11:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Xaaf-640x381-1.jpg","width":640,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xaaraan-kutilmaamay-shirka-musharaxiinta-u-socda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf oo xaaraan kutilmaamay Shirka Musharaxiinta u socda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153461"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153463,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153461\/revisions\/153463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}