{"id":153464,"date":"2020-11-25T13:15:56","date_gmt":"2020-11-25T10:15:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153464"},"modified":"2020-11-25T13:15:56","modified_gmt":"2020-11-25T10:15:56","slug":"daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/","title":{"rendered":"DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153465\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg 678w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/>C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ay Ururada Islaamiga ah ka wada tirsanaayeen sida uu sheegay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya ayaa markii u horeysay sharaxay shaqsiyada Fahad Yasiin iyo arrimaha ku xeeran sida uu mareeyo waqtiyada uu siyaasadda ku howlanaa.<\/p>\n<p>Warsame oo lagu wareysanayay Warbaahinta baraha bulshada ee la yiraahdo Hanoolaato ayaa sheegay in isaga iyo Fahad Yaasiin ay is barteen 1989, ayaa faafaahiyey wax badan oo ku saabsan Fahad Yaasiin,laakiin ay tahay oo kaliya warin ka timi dhinaca qof ay hadda aad isku hayaan Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Fahad Yaasiin uu yahay nin xiriir la leh dowladda Qatar, oo mar ka soo shaqeeya Telefishinka Al jazeera, kaddibna markii dambe u wareegay Machadka Daraasaadka Siyaasadda Al Jazeera.<\/p>\n<p>Mr, Warsame ayaa kusifeeyey Fahad nin dadaal badan, karti leh, ku dhac leh, go`aankiisa ku adkeysta, isla markaasna awood u leh soo saarida Madaxweynayaal dad ka noqonaya Soomaaliya, isagoo waliba adeegsanaya dhammaan fursado la garan karro.<\/p>\n<p>\u201cWaa Nin siyaasadda ku firfircoon oo juhdi badan geliya, wax isku xir badan, abaabul badan isku daya inuu saaxibo sameysto, dhaqaale dibadaha uga raadiya, Madaxweynayaal dhista, nin ogol isaga wax uu sameeyay uu qeyb ka yahay, dadaalkaas waa ku amaanan yahay, mar dowladdii xasan Sheekh Wasiir laga dhigay waa diiday\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur oo ku amaanay in Fahad yahay nin aragti siyaasadeed oo mowqif leh, oo wuxuu rabo ka gun-gaara, oo aan aheyn dadka masaaliixda yaryar ugu jira siyaasadda.<\/p>\n<p>Laakiin, Warsame ayaa haddana ku dhaliilay Fahad in uusan laheyn hal-abuur iyo aragti siyaasadeed, laakiin uu aad u jecel yahay in uu tiisa mar kasta meelmariyo awoodna ku socodsiiyo, taas oo uu sheegay in ay isku qoonsadeen Xassan Sheekh Maxamuud oo uu sabab u ahaa Madaxweyne-nimadiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dxoLI4VwklA\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ay Ururada Islaamiga ah ka wada tirsanaayeen sida uu sheegay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya ayaa markii u horeysay sharaxay shaqsiyada Fahad Yasiin iyo arrimaha ku xeeran sida uu mareeyo waqtiyada uu siyaasadda ku howlanaa. Warsame oo lagu wareysanayay Warbaahinta baraha bulshada ee la yiraahdo Hanoolaato ayaa sheegay in isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153465,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ay Ururada Islaamiga ah ka wada tirsanaayeen sida uu sheegay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya ayaa markii u horeysay sharaxay shaqsiyada Fahad Yasiin iyo arrimaha ku xeeran sida uu mareeyo waqtiyada uu siyaasadda ku howlanaa. Warsame oo lagu wareysanayay Warbaahinta baraha bulshada ee la yiraahdo Hanoolaato ayaa sheegay in isaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-25T10:15:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/\",\"name\":\"DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-25T10:15:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay - Wardoon","og_description":"C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ay Ururada Islaamiga ah ka wada tirsanaayeen sida uu sheegay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya ayaa markii u horeysay sharaxay shaqsiyada Fahad Yasiin iyo arrimaha ku xeeran sida uu mareeyo waqtiyada uu siyaasadda ku howlanaa. Warsame oo lagu wareysanayay Warbaahinta baraha bulshada ee la yiraahdo Hanoolaato ayaa sheegay in isaga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-25T10:15:56+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/","name":"DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg","datePublished":"2020-11-25T10:15:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/kuma-waye-scaled-1.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-c-shakuur-oo-kashifay-in-fahad-yaasiin-yahay-alitixaad-soodagaalamay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: C\/raxmaan C\/shakuur oo kashifay in Fahad Yaasiin yahay Alitixaad soodagaalamay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153464"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153464"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153466,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153464\/revisions\/153466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}