{"id":153485,"date":"2020-11-26T11:48:36","date_gmt":"2020-11-26T08:48:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153485"},"modified":"2020-11-26T11:48:36","modified_gmt":"2020-11-26T08:48:36","slug":"abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/","title":{"rendered":"Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153346\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"441\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829-629x420.jpg 629w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamadiisa ay bilaabi doonaan dagaalkii ugu dambeeyey ee lagu qaadayo Tigray, si meesha looga saaro ciidamada TPLF ee dagaalka ka wada halkaasi.<\/p>\n<p>Abiy Axmed ayaa dagaalka ka socda waqooyiga dalkaasi uu galay wejigii ugu dambeeyey, isaga oo amary ciidamada inay qaadaan howl-galkii ugu dambeeyey ee lagula wareegayo caasimada Tigray ee Mekelle oo ah meesha xudunta u ah dagaalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaarahaha Itoobiya ayaa intaasi ku daray inay ku dadaali doonaan bad-baadinta dadka shacabka ah iyo in uusan burbur soo gaarin magaaladaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa dadaal u geli doonaa sidii aan u xaqiijin laheyd in magaalada Mekelle aanay burbur ugu dhici laheyn,\u201d ayuu yiri Abiy.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa dhammaaday muddadii 72 saac ee loo qabtay inay isku soo dhiibaan ciidamada deegaanka TPLF, iyada oo hoggaanka jabhaddaasi ay ku gacan seereen.<\/p>\n<p>Xaaladd Itoobiya ayaa haatan ah ah mid aad u adag, waxaana Qaramada Midoobay ay sheegtay inay si weyn uu uga walaacsan tahay xaaladda gobolka Tigray ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa xiisad dagaal iyo colaad sokeeye gashay, kadib markii todobaadyo ka hor ciidamada federaalka ay duulaan ku qaadeen gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamadiisa ay bilaabi doonaan dagaalkii ugu dambeeyey ee lagu qaadayo Tigray, si meesha looga saaro ciidamada TPLF ee dagaalka ka wada halkaasi. Abiy Axmed ayaa dagaalka ka socda waqooyiga dalkaasi uu galay wejigii ugu dambeeyey, isaga oo amary ciidamada inay qaadaan howl-galkii ugu dambeeyey ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamadiisa ay bilaabi doonaan dagaalkii ugu dambeeyey ee lagu qaadayo Tigray, si meesha looga saaro ciidamada TPLF ee dagaalka ka wada halkaasi. Abiy Axmed ayaa dagaalka ka socda waqooyiga dalkaasi uu galay wejigii ugu dambeeyey, isaga oo amary ciidamada inay qaadaan howl-galkii ugu dambeeyey ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-26T08:48:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"441\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/\",\"name\":\"Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-26T08:48:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg\",\"width\":660,\"height\":441},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamadiisa ay bilaabi doonaan dagaalkii ugu dambeeyey ee lagu qaadayo Tigray, si meesha looga saaro ciidamada TPLF ee dagaalka ka wada halkaasi. Abiy Axmed ayaa dagaalka ka socda waqooyiga dalkaasi uu galay wejigii ugu dambeeyey, isaga oo amary ciidamada inay qaadaan howl-galkii ugu dambeeyey ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-26T08:48:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":441,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/","name":"Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg","datePublished":"2020-11-26T08:48:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20201123637416871615337829.jpg","width":660,"height":441},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-oo-ku-dhowaaqay-dagaalka-kama-dambays-ah-oo-lagu-qaado-tigray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Ahmed oo ku dhowaaqay dagaalka kama dambays ah oo lagu qaado Tigray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153485"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153486,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153485\/revisions\/153486"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}