{"id":153598,"date":"2020-11-29T12:59:39","date_gmt":"2020-11-29T09:59:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153598"},"modified":"2020-11-29T13:32:35","modified_gmt":"2020-11-29T10:32:35","slug":"dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/","title":{"rendered":"Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153607\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"473\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1-300x204.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1-618x420.jpeg 618w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo caan ku ahaa (Macallin Ilkacase) iyo laba xubnood oo kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ilkacase ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa dilaagii ugu weynaa ee qarsanaa ee Muqdisho abid ay aragto, isaga oo shaqsiyaad badan oo isugu jira shacab iyo xubno dowladeed ku laayey dilal qorsheysan oo magaalada ka dhacay.<\/p>\n<p>Maxamed Xaaji Axmed (Macalin Ilkacase), iyo laba kale oo Shabaab ah oo la shaqeyn jiray laguna kala magacaabo Axmed Maxamed Haashim iyo Saalim Siciid Maxamed, kuwaas oo lagu helay dilal kala duwan oo ay ka geysteen magaalada Muqdisho, ayaa lagu toogtay fagaaraha dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Iskuul Bulusiya.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa 31-kii Bishii December ee sanadkii 2019 waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday Macalin Ilkacase iyo Xubno kale, kuwaas oo maxkamadu sheegtay inay dilal qorsheysan iyo weerar kal geysteen Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153599\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128534510_822667721913316_3777324623801389704_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128534510_822667721913316_3777324623801389704_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128534510_822667721913316_3777324623801389704_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128534510_822667721913316_3777324623801389704_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128534510_822667721913316_3777324623801389704_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128534510_822667721913316_3777324623801389704_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa barnaamij gaar ah ka diyaarisay Macalin Ilkacase), kaas oo uu ku qiranayay in uu ahaa sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka qeyb qaatay dilal dhowr ah, sidoo kale uu xilal kala duwan kasoo qabtay Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ilkacase oo ahaa Macallin Jaamacadeed balse si hoose ula shaqeeyaa Al-Shabaab, ayaa axa uu madax ka ahaa unug dilaa ah oo Muqdisho ku laayey dad badan, waxaana markii la qabtay aad u yaraaday dilalka qorsheysan ee ka dhaca Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153610\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128510353_4004153412942560_3916897327894513055_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"407\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128510353_4004153412942560_3916897327894513055_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128510353_4004153412942560_3916897327894513055_n-300x170.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/128510353_4004153412942560_3916897327894513055_n-696x393.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dwPgqGtYzVI\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo caan ku ahaa (Macallin Ilkacase) iyo laba xubnood oo kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Ilkacase ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa dilaagii ugu weynaa ee qarsanaa ee Muqdisho abid ay aragto, isaga oo shaqsiyaad badan oo isugu jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153598","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo caan ku ahaa (Macallin Ilkacase) iyo laba xubnood oo kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Ilkacase ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa dilaagii ugu weynaa ee qarsanaa ee Muqdisho abid ay aragto, isaga oo shaqsiyaad badan oo isugu jira [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-29T09:59:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-29T10:32:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"473\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/\",\"name\":\"Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-11-29T09:59:39+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-29T10:32:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":473},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Maxamed Xaaji Axmed oo caan ku ahaa (Macallin Ilkacase) iyo laba xubnood oo kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Ilkacase ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa dilaagii ugu weynaa ee qarsanaa ee Muqdisho abid ay aragto, isaga oo shaqsiyaad badan oo isugu jira [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-29T09:59:39+00:00","article_modified_time":"2020-11-29T10:32:35+00:00","og_image":[{"width":696,"height":473,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/","name":"Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg","datePublished":"2020-11-29T09:59:39+00:00","dateModified":"2020-11-29T10:32:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Ilakacas15-696x473-1.jpeg","width":696,"height":473},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dilaagii-muqdisho-macallin-ilkacase-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dilaagii Muqdisho \u2013 Macallin Ilkacase oo saakay latoogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153598"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153598"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153611,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153598\/revisions\/153611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}