{"id":153646,"date":"2020-11-30T12:34:43","date_gmt":"2020-11-30T09:34:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153646"},"modified":"2020-11-30T12:34:43","modified_gmt":"2020-11-30T09:34:43","slug":"kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/","title":{"rendered":"Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153647\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"384\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg 512w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/>Dowladda Kenya ayaa si kooban waxaa ay uga hadashay Go\u2019aankii xalay dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay Safiirkii Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo,isla markaana ay ugu yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.<\/p>\n<p>Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa sheegay inay Kenya ka xun tahay Go\u2019aanka dowladda Soomaaliya, isagoo balan qaaday in labada dal ay si dublamaasiyadeed uga wada hadli doonaan arrintaas.<br \/>\n\u201cWaxaan si rasmi ah uga jawaabi doonnaa wadiiqooyinka ku habboon dhowaan,\u201d ayuu yiri Mr Kamau oo khadka taleefanka ka hadlayay Wargeysa Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya.<\/p>\n<p>Sanadihii la soo dhaafay waxaa aad u xumaa xiriirka Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo salka ku haaya Arrimo la xiriira kiiska Badda &amp; doorasoyinkii ka dhacay Jubbaland, waxana taasi ay sababtay in dowladda Soomaaliya ay joojiso jaadkii ka imaan jiray dalkaasi Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.the-star.co.ke\/news\/2020-11-29-kenya-regrets-somalia-decision-to-expel-envoy-ps-macharia\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRISO SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa si kooban waxaa ay uga hadashay Go\u2019aankii xalay dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay Safiirkii Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo,isla markaana ay ugu yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa sheegay inay Kenya ka xun tahay Go\u2019aanka dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa si kooban waxaa ay uga hadashay Go\u2019aankii xalay dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay Safiirkii Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo,isla markaana ay ugu yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa sheegay inay Kenya ka xun tahay Go\u2019aanka dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-30T09:34:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"384\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/\",\"name\":\"Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-11-30T09:34:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg\",\"width\":512,\"height\":384},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa si kooban waxaa ay uga hadashay Go\u2019aankii xalay dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay Safiirkii Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo,isla markaana ay ugu yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa sheegay inay Kenya ka xun tahay Go\u2019aanka dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-30T09:34:43+00:00","og_image":[{"width":512,"height":384,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/","name":"Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg","datePublished":"2020-11-30T09:34:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/unnamed-1-1.jpg","width":512,"height":384},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-kahadashay-goaankii-ay-somaliya-ku-soo-caydhisay-safiirkeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya Oo kahadashay Go\u2019aankii Ay Somaliya Ku Soo Caydhisay Safiirkeeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153646"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153648,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153646\/revisions\/153648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}