{"id":153649,"date":"2020-11-30T13:07:39","date_gmt":"2020-11-30T10:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153649"},"modified":"2020-11-30T13:08:19","modified_gmt":"2020-11-30T10:08:19","slug":"sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/","title":{"rendered":"Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay maanta xildhibaanada baarlamaanka Puntland ku lahaayeen magaalada Garoowe ayaa lagu kala tegay, kadib buuq hareeyey fadhigaas oo ahaa kii 19-aad ee golaha wakiilad dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Kulankan waxaa shir guddoominayey, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay dhinac fadhiyeen, ku xigeenkiisa koowaad Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo ku xigeenka labaad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame.<\/p>\n<p>Dooda ayaa ka dhalatay, ka gadaal markii xildhibaano ka tirsan golaha ay dalbadeen in wariyeyaasha laga saaro hoolka, taas oo uu ka horyimid guddoomiyaha, waxaana ka sii dhalatay arrintaas buuq hareeyey fadhiga baarlamaanka oo mar dambe lagu kala tegay.<\/p>\n<p>Xildhibaanada gudbiyey codsiga ayaa doonayey inay soo bandhigaan cabasho ay sheegeen inay ka tirsanayaan golaha xukuumadda Garoowe.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo qoraal kooban soo saaray ayaa ka hadlay hakadka ku yimid kulanka baarlamaanka oo uu maanta hortegay wasiirka qorsheynta, horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga Puntland Cabdiqafaar Cilmi Xaange,<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hakiyey fadhigii maanta sida ku cad Qodobka 8-aad farqada 6-aad ee xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada ka dib markii ay is-hortaag ku sameeyeen 5 Mudane habsami u socodkii shaqada golaha.\u201d ayuu yiri guddoomiyaha golaha wakiilada.<\/p>\n<p>Si kastaba ajandaha kulankan ayaa ahaa la Xisaabtanka golaha xukumadda Puntland ee madaxweyne Siciid Deni, si ay xildhibaanadu su\u2019aalo uga weydiiyaan xaaladda guud.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153650\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png\" alt=\"\" width=\"513\" height=\"673\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png 513w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-229x300.png 229w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1-320x420.png 320w\" sizes=\"(max-width: 513px) 100vw, 513px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153651\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1a-1.jpg\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1a-1.jpg 764w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1a-1-224x300.jpg 224w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1a-1-696x933.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1a-1-313x420.jpg 313w\" sizes=\"(max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153652\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1b-1.jpg\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1b-1.jpg 764w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1b-1-224x300.jpg 224w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1b-1-696x933.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1b-1-313x420.jpg 313w\" sizes=\"(max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153653\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1c-1.jpg\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1c-1.jpg 764w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1c-1-224x300.jpg 224w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1c-1-696x933.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1c-1-313x420.jpg 313w\" sizes=\"(max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay maanta xildhibaanada baarlamaanka Puntland ku lahaayeen magaalada Garoowe ayaa lagu kala tegay, kadib buuq hareeyey fadhigaas oo ahaa kii 19-aad ee golaha wakiilad dowlad goboleedka Puntland. Kulankan waxaa shir guddoominayey, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay dhinac fadhiyeen, ku xigeenkiisa koowaad Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo ku xigeenka labaad Mudane Ismaaciil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay maanta xildhibaanada baarlamaanka Puntland ku lahaayeen magaalada Garoowe ayaa lagu kala tegay, kadib buuq hareeyey fadhigaas oo ahaa kii 19-aad ee golaha wakiilad dowlad goboleedka Puntland. Kulankan waxaa shir guddoominayey, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay dhinac fadhiyeen, ku xigeenkiisa koowaad Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo ku xigeenka labaad Mudane Ismaaciil [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-11-30T10:07:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-11-30T10:08:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"673\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/\",\"name\":\"Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png\",\"datePublished\":\"2020-11-30T10:07:39+00:00\",\"dateModified\":\"2020-11-30T10:08:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png\",\"width\":513,\"height\":673},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey - Wardoon","og_description":"Kulan ay maanta xildhibaanada baarlamaanka Puntland ku lahaayeen magaalada Garoowe ayaa lagu kala tegay, kadib buuq hareeyey fadhigaas oo ahaa kii 19-aad ee golaha wakiilad dowlad goboleedka Puntland. Kulankan waxaa shir guddoominayey, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay dhinac fadhiyeen, ku xigeenkiisa koowaad Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo ku xigeenka labaad Mudane Ismaaciil [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-11-30T10:07:39+00:00","article_modified_time":"2020-11-30T10:08:19+00:00","og_image":[{"width":513,"height":673,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/","name":"Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png","datePublished":"2020-11-30T10:07:39+00:00","dateModified":"2020-11-30T10:08:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/1.png","width":513,"height":673},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-barlamaanka-puntland-oo-gacan-isula-tegey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sawirro: Barlamaanka Puntland oo gacan isula tegey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153649"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153649"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153654,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153649\/revisions\/153654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}