{"id":153749,"date":"2020-12-02T13:07:58","date_gmt":"2020-12-02T10:07:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153749"},"modified":"2020-12-02T13:07:58","modified_gmt":"2020-12-02T10:07:58","slug":"daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiir Dubbe&#8221; Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa markale war ka soo saartay xiriirka sii xumaanaya ee ka dhexeeya dowladaha Kenya iyo Somalia &amp; sababaha keenay inay cayriso safiirkii Kenya ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo warbaahinta goor dhoweyd kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Kenya ku soo xad gudubtey madaxbanaanimada Soomaaliya ayna martigelisey siyaasiyiin aan wadan danaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay sababta dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay safiirkii Kenya u dhiyay Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cMagaalada Nairobi waxay noqotay meesha Soomaaliya lagaga soo duulo, lagana noqdo heshiisyada lagu gaaray Soomaaliya, lagana soo abaabulo rabshadaha siyaasadeed oo ee la rabo in lagu carqaladeeyo dowladnimada dhismeysa ee dalkeena\u201dayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ku eedeeyay dowladda Kenya qoddobadan :<\/p>\n<p>!: In Kenya ay dooratay in ay u Shaqeyso sida rajiimkii TPLF, isla markaana Ciidamada Kenya ee ka Tirsan AMISOM ay degaano dhowr ah ka<br \/>\nbaxeen, iyada aan kala tashi kala sameyn dowladda, sida degaannada Buusaar iyo Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>2: In Kenya ay faragelin joogto ah ku heyso Madaxda Maamulka Jubbaland kuna qasabto arrimo ka dhan ah danta iyo wadajirka Ummada<br \/>\nSoomaaliyeed.<\/p>\n<p>3: in dowladda Kenya ay safarka ku dhibaan Shacabka Soomaaliyeed ee Gobolada ka safra oo ay ku qasbaan baaris dheeraad ah iyo inay maraan Magaalada Wajeer.<\/p>\n<p>4: In Kenya aysan daneyn dadka Soomaaliyeed ee ku nool Gudaha dalkaas, sidoo kale ay marti geliso dad aan ka Shaqeyneyn danta Soomaaliya.<\/p>\n<p>5: In dowladda Kenya ay had iyo jeer ay burburiyaan Shirkadaha Ganacsiga dalkeena, iyaga oo burburiya Xarumaha Shirkadaha<br \/>\nIsgaarsiinta sida Hormuud iyo Somtel.<\/p>\n<p>6: In Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay noqotay meel looga soo duulo Soomaaliya sidoo kalena lagala noqdo heshiisyada lagu gaaro gudaha Soomaaliya lagana soo abaabulo rabashadaha siyaasadeed ee la rabo in lagu carqaladeeyo dowladnimada dhismeysa ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warkan ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa u muuqda mid sii xumeynaya xiriirka aan markii horeba wanaagsaneyn ee labada dowladdoodKenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F134140554920045%2F&amp;show_text=0&amp;width=476\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa markale war ka soo saartay xiriirka sii xumaanaya ee ka dhexeeya dowladaha Kenya iyo Somalia &amp; sababaha keenay inay cayriso safiirkii Kenya ee magaalada Muqdisho. Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo warbaahinta goor dhoweyd kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Kenya ku soo xad gudubtey madaxbanaanimada Soomaaliya ayna martigelisey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiir Dubbe&#039;&#039; Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiir Dubbe&#039;&#039; Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa markale war ka soo saartay xiriirka sii xumaanaya ee ka dhexeeya dowladaha Kenya iyo Somalia &amp; sababaha keenay inay cayriso safiirkii Kenya ee magaalada Muqdisho. Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo warbaahinta goor dhoweyd kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Kenya ku soo xad gudubtey madaxbanaanimada Soomaaliya ayna martigelisey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-02T10:07:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-3.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"649\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"592\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Dubbe'' Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-3.png\",\"datePublished\":\"2020-12-02T10:07:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-3.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-3.png\",\"width\":649,\"height\":592},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Dubbe&#8221; Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiir Dubbe'' Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiir Dubbe'' Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo - Wardoon","og_description":"Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa markale war ka soo saartay xiriirka sii xumaanaya ee ka dhexeeya dowladaha Kenya iyo Somalia &amp; sababaha keenay inay cayriso safiirkii Kenya ee magaalada Muqdisho. Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo warbaahinta goor dhoweyd kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Kenya ku soo xad gudubtey madaxbanaanimada Soomaaliya ayna martigelisey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-02T10:07:58+00:00","og_image":[{"width":649,"height":592,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-3.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/","name":"DAAWO:-Wasiir Dubbe'' Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-3.png","datePublished":"2020-12-02T10:07:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-3.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-3.png","width":649,"height":592},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-dubbe-nairobi-waxey-noqotay-meel-soomaaliya-looga-soo-duulo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiir Dubbe&#8221; Nairobi waxey noqotay meel Soomaaliya looga soo duulo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153749"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153751,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153749\/revisions\/153751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}